image description

Dooro luqad liiska hoos ku qoran. Nasiibwacan!

Ku soo dhawoow samfunnskunnskap.no

Boggagan waxaad ka helaysaa manhajka maadada 50-ka saacadood ee barashada cilmiga bulshada ee loogu talogaley dadka waaweyn ee ajinebiga ah. Waxaad halkan ka heleysaa aqoon muhiim ah oo ku saabsan dalka Norwey, sida xuquuqdaada, fursadahaaga iyo waajibaadka kaa saaran bulshada noorwiijiga.