Caafimaadka

Ka hortagga cudurada

Habka uu qofku u nool yahay iyo caafimaad wanaagiisu way isku xiran yihiin.

  • Haddii aad cuntid cunto wanaagsan jimicsina aad sameysid, waxaa laga yabaa in caafimaadkaagu wanaagsanaado.
  • Khatarta in ay ku dhacaan kansar iyo wadno-xannuun aad ayey u badan tahay qofka sigaar-cabka ah.
  • Noorway waxaa lagu mahmaahaa haddii aad qosal badan tahay cimrigaagu wuu dheeraanayaa.

Jente som spiser eple Folk på tur