Xuquuqda aadanaha iyo dimoqoraaddiyadda

  • Ereyga dimoqoraaddiyad muxuu ku xasuusiyaa?
  • Sheeg xuquuqda aasaasiga ah ee qofku leeyahay?

Norway waa waddan dimoqoraaddi ah. Ereyga dimoqoraaddi waa af-giriig micnihiisuna waa hoggaanka dadka. Norway dadka ayaa siyaasadda hoggaamiya ayaga oo xisbiyada siyaasadda ka soo doorta dad ku matala Stortinget, golaha deegaanka gobollada iyo hoggaammada degmooyinka. Sidaas ayayna dadka intooda tirada badan wax ku hoggaaminayaan. Laakiin mabda' muhiim ah ayaa wuxuu yahay dadka intooda tirada badan inay tixgeliyaan kuwa tirada yar marka ay siyaasadda qaabaynayaan.

Xeerarka dimoqoraaddiyadda iyo xuquuqda aadanuhu waa is buuxiyaan oo is garabsadaan.

Tips til undervisningen

Forslag til aktivitet: Presenter en del ulike ord for deltakerne og be dem velge hvilke av ordene de synes er viktigst i et demokrati. Styr samtalen etter svarene deltakerne gir. Eksempler på ord: likhet, likeverd, frihet, solidaritet, ytringsfrihet, stemmerett, pressefrihet, religionsfrihet, likhet for loven, menneskerettigheter, ikke korrupsjon, selvstendighet

Snakk om kunstverket

Riksforsamlingen på Eidsvoll i 1814. Maleri.
Stortingets kunstsamling «Eidsvold 1814» malt av Oscar A. Wergeland (1884–1885).

Tips til undervisninga

Framlegg til aktivitet: Legg fram ein del ulike ord for deltakarane og be dei om å velje kva for eit ord dei tykkjer er viktigast i eit demokrati. Styr samtalen etter svara som deltakarane gjev. Døme på ord: likskap, likeverd, fridom, solidaritet, ytringsfridom, stemmerett, pressefridom, religionsfridom, likskap for lova, menneskerettar, ikkje korrupsjon, sjølvstende

Snakk om kunstverket

Riksforsamlingen på Eidsvoll i 1814. Maleri.
Stortingets kunstsamling «Eidsvold 1814» malt av Oscar A. Wergeland (1884–1885).