Nolosha qoyska

  • Waa maxay qoys?
  • Maxay ku kala duwan yihiin maxayse iskaga mid yihiin nolosha qoyska iyo barbaarinta carruurta ee dhaqammada kala duwan ee aad taqaanno?
  • Sidee ayay nolosha qoyska u saamaysaa in waddan kale loo guuro? Xubnaha qoyskuse taas siyaalo kala duwan ma u arki karaan?

Nolosha qoysku waa wax wanaagsan, laakiin mararka qaar way adkaan kartaa. Marka uu haddana qoysku u guuro waddan cusub, ayaa waxaa soo bixi kara waxyaalo adag oo laga yaabo in aan horey looga fikiri jirin. Carruurta iyo dadka waaweyn waxay iskoolka iyo shaqada kula kulmaan luuqad iyo dhaqan cusub. Waxaa kale oo dhici kara in aad loogu xiiso dadki iyo meelihi laga soo tagay. Xubnaha kala duwan ee qoyska ayaa laga yaabaa in ay taas siyaalo kala duwan uga fal celiyaan. Waxaa markaas muhiim ah in la is caawiyo, in la wada hadlo oo la helo hab waxyaalahaas looga gudbo.

Tips til undervisningen

Hva en tenker på når en snakker om familie, kan være individuelt. Noen tenker på kjernefamilien, andre inkluderer fettere og kusiner, tanter og onkler.

Hva som defineres som familie i Norge har endret seg den siste tiden. Nå kan en kjernefamilie bestå av en enslig mor eller far med barn, to mødre med barn eller to fedre med barn osv.

Snakk om kunstverket

En mor fletter håret til sin datter. Maleri.
Foto: Nasjonalmuseet «Håret flettes» malt av Christian Krogh (1888).

Tips til undervisninga

Det kan vere individuelt kva folk tenkjer på når vi snakkar om familie. Nokre tenkjer på kjernefamilien, medan andre inkluderer fetrar og kusiner, tanter og onklar.

Kva som blir definert som familie her i Noreg, har endra seg dei siste åra. No kan ein kjernefamilie vere ei einsleg mor eller ein einsleg far med barn, to mødrer med barn eller to fedrar med barn osv.

Snakk om kunstverket

En mor fletter håret til sin datter. Maleri.
Foto: Nasjonalmuseet «Håret flettes» malt av Christian Krogh (1888).