Waaritaan

  • Ka dooda oraahda horummar waaraya. Maxaa loola jeedaa? Micne sidee ah ayayse u samaynaysaa qofka gaarka ah?
  • Ma garanaysaan tusaale muujinaya horummar ah mid waaraya?
  • Ma garanaysaan tusaale muujinaya horummar ah mid aan waarayn?

Dabayaaqadii 1980-yadii ayay oraahda horummar waaraya ku soo biirtay luuqadda adduunka. QM ayaa 1983-kii samaysay Guddiga adduunka ee bey'adda iyo horummarka. Waxaana madax ka ahayd ra'iisulwasaaraddii hore ee Norway Gro Harlem Brundtland, sidaas darteed ayaa guddiga loogu yeeri jirey Guddigii Brundtland. 1987-kii ayuu guddigu soo gudbiyey soojeedintiisii, ayadoo ay oraahda horummar waaraya qoraalka meelo badan ugu jirto.

Horummarka waaraya waxaa loola jeedaa horummar bulsho halkaas oo dadku helayaan waxa ay u baahan yihiin, ayagoon islamarkaana kharribayn fursadaha jiilalka naga danbeeya.

Tips til undervisningen

Snakk sammen

Stikkord til diskusjonen om bærekraftig utvikling: kortreist mat og andre varer, kollektivtransport til fordel for privatbilisme, økologisk jordbruk, sprøytemidler, kjøttproduksjon og kjøttforbruk, bruk-og-kast, overkjøp av varer, søppelhåndtering, fordeling av goder globalt sett, klimaendringer, bruk av naturressurser

Snakk om kunstverket

Skog, knauser og mose i dystert motiv. Maleri.
Foto: Nasjonalmuseet/Jacques Lathion «Utdøende urskog» malt av August Cappelen (1852).

Tips til undervisninga

Snakk saman

Stikkord til diskusjonen om berekraftig utvikling: kortreist mat og andre varer, kollektivtransport og privatbilisme, økologisk jordbruk, sprøytemiddel, kjøtproduksjon og kjøtforbruk, bruk-og-kast, overkjøp av varer, søppelhandtering, fordeling av gode i eit globalt perspektiv, klimaendringar, bruk av naturressursar

Snakk om kunstverket

Skog, knauser og mose i dystert motiv. Maleri.
Foto: Nasjonalmuseet/Jacques Lathion «Utdøende urskog» malt av August Cappelen (1852).