Wakhtiga firaaqada la yahay

  • Maxaad ku xusuusataa wakhtiga firaaqada la yahay?
  • Waddammada aad si fiican u taqaanno maxaa caadiyan la qabtaa marka firaaqada la yahay.
  • Halkan Norway marka aad firaaqada tahay ma qaban kartaa waxyaalihii aad horey u qaban jirtay?
  • Maxaad ugu jeceshahay inaad qabato marka aad firaaqada tahay?
  • Wakhtiga firaaqada ah ee ragga iyo dumarku ma isla eg yihiin?

Wakhtiga firaaqada la yahay waa wakhtiga maalinta ee aan lagu jirin shaqo, cunta-cunid, hurdo ama hawlo kale oo waajib ah. Waxaan oran karnaa wakhtiga firaaqada la yahay waa wakhtiga aan xorta u nahay waxa aan qabanayno. Ma fududa in had jeer toos loo kala saaro wakhtiga firaaqada la yahay iyo shaqada ama wakhtiga firaaqada la yahay iyo shaqada guriga.

Afada: Waa inaad cawska jartaa! Aad buu u baxaye.
Sayga: Sidaas ayuu aniga igula fiican yahay.
Afada: Maya! Aad buu u dheeraaday!

Afada: Kombiyuutarka ayaan xoogaa intii nus saac ah meel la fadhiisanayaa. Iimayllo shaqada ah ayaan eegayaa.
Sayga: Laakiin hadda fasax ayaad ku jirtaa. Bilaash kuma shaqaysid, so ma aha?
Afada: Waxaan jeclahay inaan la socdo wixii cusub. Markaas ayaan berrito si fiican ugu diyaargaroobayaa.

  • Ka wada hadla xaaladaha sare. Maxaa wakhti firaaqo la yahay ah? Maxaa wakhti shaqo ah?

Tips til undervisningen

Begrepet fritid kan være fremmed for en del deltakere. Kvinner og menn kan ha ulikt forhold til bruken av fritid. Skillet mellom arbeid og fritid er ikke nødvendigvis like tydelig i alles liv. Er organiserte fritidsaktiviteter et kjent fenomen for deltakerne? Er f .eks. husarbeid en del av fritiden?

Snakk om kunstverket

Jente og gutt som slapper av og prater sammen. Maleri.
Foto: Nasjonalmuseet «Søndag» malt av Jacob Bratland (1891).

Tips til undervisninga

Fritid kan vere eit framandt omgrep for ein del deltakarar. Kvinner og menn kan ha ulike meiningar om korleis ein brukar fritid. Skiljet mellom arbeid og fritid treng ikkje å vere like tydeleg i alle sine liv. Er organiserte fritidsaktivitetar noko deltakarane er kjende med? Er t.d. husarbeid ein del av fritida?

Snakk om kunstverket

Jente og gutt som slapper av og prater sammen. Maleri.
Foto: Nasjonalmuseet «Søndag» malt av Jacob Bratland (1891).