Iskaa wax u qabso

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

De fleste deltakere vil kjenne til dugnad i en eller annen form. Dugnad i storfamilien eller i naboskapet er kanskje noe de har vært med på. Vil dugnad i f. eks. barnehagen eller i borettslaget oppleves like forpliktende og selvfølgelig? Hva skal til for at man skal føle seg forpliktet? Kan deltakelse i dugnad føre til at man knytter nye kontakter og får et større nettverk?

Se filmen

Videoen består av ti klipp som illustrerer dugnadsarbeid. De første seks klippene viser vanlige dugnadsoppgaver: barn og voksne som raker en hage, mennesker som plukker søppel og planter blomster, og et klipp fra et loppemarked. Deretter vises klipp av vafler med syltetøy og kaffe i pappkopper, som er typisk norsk dugnadsmat. Videoen avsluttes med to klipp av et par som maler bord sammen, og en gjeng som gir hverandre high fives etter å ha satt opp en vegg i fellesskap.

Forslag til spørsmål

Har dere dugnad, eller noe som ligner, i ditt hjemland?
Hva er positivt med dugnad?
Har du vært på dugnad? Hva gjorde dere?

Snakk sammen

Selv om dugnad i utgangspunktet er frivillig, vil de fleste føle seg forpliktet til å delta. Det blir også forventet at en deltar.
Vil det snakkes om de som ikke deltar? På hvilken måte? Hva om det er de samme som ikke stiller opp hver gang? Snakk om konsekvenser ved ikke å delta i et slikt fellesskap (snakk, utenforskap, manglende tilhørighet i lokalmiljøet, manglende integrering osv.)

Diskuter om disse konsekvensene også gjelder for andre arenaer (f. eks. oppmøte på foreldremøter, følge barn på fritidsaktiviteter, sosiale tilstelninger på jobb osv.)

Tips til undervisninga

Dei fleste deltakarane vil kjenne til dugnad i ei eller anna form. Kanskje har dei vore med på dugnad i storfamilien eller nabolaget. Vil ein dugnad til dømes i barnehagen eller burettslaget kjennest like forpliktande og sjølvsagt? Kva skal til for at ein skal kjenne seg forplikta? Kan ein knyte nye kontaktar og få eit større nettverk ved å delta på dugnad?

Sjå filmen

Videoen er sett saman av ti klipp som illustrerer dugnadsarbeid. Dei første seks klippa viser vanlege dugnadsoppgåver: barn og vaksne som rakar ein hage, menneske som plukkar søppel og plantar blomstrar, og eit klipp frå ein loppemarknad. Deretter blir det vist klipp av vaflar med syltetøy og kaffi i pappkoppar, som er typisk norsk dugnadsmat. Videoen blir avslutta med to klipp av eit par som målar bord saman, og ein gjeng som gir kvarandre «high fives» etter å ha sett opp ein vegg i fellesskap.

Framlegg til spørsmål

Har de dugnad, eller noko som liknar, i heimlandet ditt?
Kva er positivt med dugnad?
Har du vore på dugnad? Kva gjorde de der?

Snakk saman

Sjølv om dugnad i utgangspunktet er frivillig, vil dei fleste kjenne seg forplikta til å delta. Det blir òg venta at ein deltek.
Blir det snakka om dei som ikkje deltek? På kva måte? Kva om det er dei same som ikkje stiller opp kvar gong? Snakk om konsekvensane ved å ikkje delta i ein slik fellesskap (snakk, utanforskap, mangel på tilhøyrsle i lokalmiljøet, manglande integrering o.a.)

Diskuter om desse konsekvensane òg gjeld for andre arenaer (til dømes å gå på foreldremøte, følgje barn på fritidsaktivitetar, vere med på sosiale samkomer på jobb, osv.).

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Digitale ferdigheter
Muntlige ferdigheter

Tverrfaglige tema

Demokrati og medborgerskap

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

bruke kunnskap om omgangsformer i det norske samfunnet og om hvordan man kan delta aktivt på sosiale, frivillige og politiske arenaer

Kjerneelement

Individ og fellesskap

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet
Video

Filinka daawo

Iskaa wax u qabso

Fire personer raker løv. Dette er en typisk oppgave når det er dugnad i borettslaget. Foto
GettyImages

Iskaa wax u qabso waa shaqo si ikhtiyaari ah loo dooranayo oo aan lacag lagu bixinayn. Si wadajir ah ayaa loo qabtaa shaqada iskaa wax u qabsashada ah. Iskaa wax u qabsashadu waa hab caadi ah oo looga shaqeeyo naadiyada iyo ururrada. Tusaale ahaan iskaashatooyinka guryaha ayay dadka deggan iskaa wax u qabso sameeyaan guga si aagga loo qurxiyo marka jiilaalka laga baxo. Qaar badan oo ka mid ah xannaanooyinka carruuraha waxaa caadi ah in waalidku sanadkiiba mar ama laba jeer iskaa wax u qabso isugu yimaadaan. Waxaa laga yaabaa in qalabka lagu ciyaaro la dhaqayo ama aagga bannaanka ah ayaa la hagaajinayaa.

Carruurta Norway qaar badan ayaa ka qaybqaata firfircooni wakhtiga firaaqada la yahay oo abaabulan, qaar badan oo firfircoonidaas ka mid ahna waalidka ayaa iskaa wax u qabso ku qabta. Alaab ayay tusaale ahaan waalidku xaraashi karaan ama waxay samayn karaan qabanqaabo dhaqan si ururku lacag loogu uruuriyo.

Iskaa wax u qabsashadu waa dhaqan fac weyn Norway. Bulshooyinka beeralayda ah badankoodu waxay leeyihiin caadooyin sidaas oo kale ah.

2004-tii waxaa ereyga iskaa wax u qabso loo aqoonsaday Ereyga qaran ee Norway.

Et bilde tatt ovenfra. Vi ser en sofa og sofastoler. På bord er det plassert tallerkener, kopper og kar. Bildet er fra et loppemarked.
GettyImages

Wada hadla

  • Sidee ayaad u aragtaa iskaa wax u qabsashada? Horay ma u taqaannay iskaa wax u qabso?
  • Iskaa wax u qabso weligaa ma laguugu yeeray Norway?
  • Naadiyada iyo ururrada qaar baa leh nidaam qofku bixinayo caddad lacag ah beddelkii uu ka qaybqaadan lahaa iskaa wax u qabsashada. Sidee ayaad u aragtaa?

Waa isniin. Labo aabbe ayaa xannaanada carruurta jooga si ay carruurtooda u wataan. Waxay ka wada hadlayaan iskaa wax u qabsashadii ka dhacday xannaanada carruurta sabtidii iyo axaddii la soo dhaafay.

Henrik: Ku faraxsanahay inaan mar kale ku arko! Wax aad u badan ayaan qabannay! Meesha cusub ee lagu ciyaaro waxay noqotay mid aad u fiican!

Arne: Haa. Waa wax aad u fiican in habkaas loo wada shaqeeyo. Laakiin waalidka Truls weligood kama soo qayb galaan iskaa wax u qabsashada.

Henrik: Aniguba waan arkay. In kasta oo iskaa wax u qabsashadu tahay wax xor loo yahay, haddana sidaasi ma fiicna.

Arne: Haa. Waan fahmi karaa inay jiraan marar aysan qofka u habboonayn inuu yimaado, laakiin mar kasta …?

Henrik: Mm. Waxaanan hubaa inuu Truls meesha lagu ciyaaro isticmaali doono inta carruurta kale in le'eg.

  • Ka wada hadla xaaladda sare. Waa maxay sababta ay Henrik iyo Arne falcelintaas u sameeyeen?
  • Maxaad u malaynaysaa in ay dhici karaan haddii aan iskaa wax u qabsashada laga qaybqaadan?
GettyImages

Dooro jawaabta saxda ah.

Waa maxay iskaa wax u qabso?

Dooro jawaabta saxda ah.

Maxay yihiin hawlaha sida caadiga ah iskaa wax u qabsada lagu qabto xannaanada carruurta?

Dooro jawaabta saxda ah.

Yaa qabta iskaa wax u qabsashada?

Dooro jawaabta saxda ah.

Iskaa wax u qabsashadu ma wax norwiijiga u gaar ah baa?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

2004-tii waxaa ereyga iskaa wax u qabso loo aqoonsaday Ereyga qaran ee Norway.
Qaar badan oo ka mid ah firfircoonida wakhtiga firaaqada ee carruurta ayay waalidku ku qabtaan hab iskaa wax u qabso ah.
Iskaa wax u qabsashadu waa ka caadi shirkadaha iyo goobaha shaqada ee mushaarka lagu qaato.
Mushaar saacadeed ayaa lagu baxshaa iskaa wax u qabsashada.
Iskaashatooyin guryo oo badan ayaa marka jiilaalka laga baxo waxay qabtaan iskaa wax u qabso si aagga loo qurxiyo.

Dooro sawirka saxda ah

Sawirradee tusaya hawlaha lagu yaqaanno iskaa wax u qabsashada? Jawaabo badan ayaa sax ahaan kara.