Diin iyo aragti nololeed

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Snakk sammen

Dette er et viktig tema i mange deltakergrupper. For mange vil det være vanskelig å forstå hvor liten plass religion har i mange menneskers liv. Men selv om religionen i seg selv har mindre plass i samfunnet nå enn tidligere, er verdiene som samfunnet styres etter, hentet fra verdier i den kristne tro samt i humanismen.

I Norge vil de fleste oppfatte religion og religiøs tilhørighet som en privatsak. Det vil derfor for mange være fremmed å vise sitt religiøse ståsted gjennom påkledning, hva man snakker om med mennesker en ikke kjenner så godt, osv.

Hva innebærer religionsfrihet? En ting er de juridiske rettighetene, en annen ting er hva som skjer i praksis. Hva hvis et familiemedlem gjør et valg som er helt ulikt det resten av familien står for?

Kåre

Selv om mange nordmenn ikke vil kalle seg personlig kristne, lever de fleste med kristne tradisjoner. Man feirer jul og tar påskeferie. Markeringer i livet (dåp, vigsel, begravelse) knyttes for mange til kirken.

For mange deltakere kan det være vanskelig å forstå hvordan tradisjoner forankret i religion holdes i hevd, samtidig som religionen i seg selv betyr lite for mange.

Tips til undervisninga

Snakk saman

Dette er eit viktig tema for mange deltakargrupper. Det vil vere vanskeleg for mange å forstå kor liten plass religion har i liva til mange menneske. Men sjølv om religionen i seg sjølv har mindre plass i samfunnet no enn tidlegare, er verdiane som samfunnet blir styrt etter, henta frå verdiar i den kristne trua og humanismen.

I Noreg vil folk flest oppfatte religion som ei privatsak. Det vil vere framandt for mange å vise kva religion ein høyrer til gjennom påkleding, kva ein snakkar med menneske ein ikkje kjenner så godt om, osv.

Kva inneber religionsfridom? Dei juridiske rettane er ein ting, men kva som skjer i praksis er ein annan. Kva om ein familiemedlem gjer eit val som er heilt ulikt det resten av familien står for?

Kåre

Sjølv om mange nordmenn ikkje vil kalle seg «personleg kristne», lever dei fleste med kristne tradisjonar. Ein feirar jul og tek påskeferie. Mange markerer overgangane i livet (dåp, vigsel, gravferd) i kyrkja.

For mange deltakarar kan det vere vanskeleg å forstå korleis tradisjonar med røter i religion blir haldne i hevd samstundes som religionen i seg sjølv tyder svært lite for mange.

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Muntlige ferdigheter
Digitale ferdigheter

Tverrfaglige tema

Demokrati og medborgerskap

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om ulike tradisjoner og syn på religion i det norske samfunnet og endringer på disse områdene over tid

Kjerneelement

Demokratiforståelse og deltakelse

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet

Diin iyo aragti nololeed

GettyImages

Norway waa bulsho cilmaani ah oo dhaqammo badan leh. Bulsho cilmaani ah waxaa loola jeedaa inaysan diintu saamayn ku lahayn. Waxayna taasi khusaysaa dadka gaarka ah iyo mararka la diyaarinayo xeerarka waddanka labadaba. Labadii jiil ee u danbeeyay wax weyn baa iska beddelay sida ay dadka norwiijigu diinta u arkaan. Waagii hore diintu qayb weyn ayay ka ahayd nolosha dadka. Maanta dad badan oo norwiiji ah ayaa diinta u arka si taas aad uga debecsan, inkastoo dad badani kaniisadaha tagaan dhacdooyinka muhiimka ah ee nolosha sida walqalka masiixiyadda ku salaysan, xaqiijinta diinta, arooska iyo aaska.

En hvit kirke i snøen. Det er mørkt utenfor. Foto
GettyImages Kaniisadda Norway

Wixii ka horreeyay 2012-kii borotestaanka ayaa ahayd diinta qaranka ee Norway, Kaniisadda norwiijiguna waxay ahayd kaniisadda qaranka. Wixii ka horreeyay 1845-kii dadka norwiijiga ah mamnuuc ayay ka ahayd inay ka baxaan kaniisadda qaranka. Qiyaastii 1850-kii ayaa markii ugu horreysay bulshooyinka diimaha ee aan masiixiga ahayn Norway loo oggolaaday inay is abaabuli karaan. Laakiin Norway hadda ma laha kaniisad qaran ama diin rasmi ah. Laakiin dadweynaha Norway intooda badan waxay weli xubin ka yihiin Kaniisadda norwiijiga. Inta kalena waxay u kala qaybsan yihiin bulshooyinka diimaha kale ama bulsho diimeedba kama tirsana.

Norway waxaa ka jira xorriyad diineed oo buuxda. Taas oo la mid ah inuu qofku diintiisa caabudi karo asagoon ka baqayn dabaggal ama in taas loo ciqaabo. Waxaa kale oo ay la mid tahay in qof walba xor u yahay diinta uu qaadanayo. Waxaa sidaas si la mid ah muhiim u ah in qof kasta xor u yahay inuu doorto inuusan wax diin ah caabudin.

Bulshooyinka diimaha- iyo aragtida noloshu waxay caawin dhaqaale ka heli karaan dawladda iyo degmada. Bulshooyinka diimaha- iyo aragtida nolosha ee la aqoonsan yahay waxaa xubin walba lagu siiyaa caawin le'eg inta la siiyo Kaniisadda norwiijiga.

En stor moské. Rundt moskeen er fem tårn. I bakgrunnen kan vi se havet.
GettyImages Masaajid Turkiga ku yaalla.
Et tempel med flere etasjer. Rundt tempelet er det trært. Det er mørkt utenfor. Foto
GettyImages Guri lagu caabudo buudistaha oo Shiinaha ku yaalla.
Et høyt tempel med mange detaljer i arkitekturen. Rundt er det skog, og det er lyst ute.
GettyImages Guri lagu caabudo hinduuga oo Hindiya ku yaalla.
En synagoge med et tårn på hver side. Utenfor er det lyst. Foran synagogen er et trafikklys. Synagogen er i byen. Foto
GettyImages Kaniisad yuhuud oo Jekiya ku taalla.

Wada hadla

  • Sidee ayay diintu maanta u saamaysaa nolosha dadka Norway ku nool? Taasi waa sidee waddammada kale ee aad taqaanno?
  • In bulsho cilmaani tahay ma wax wanaagsan baa mise waa wax aan wanaagsanayn?
  • Bulshooyinka diimaha kala duwan haysta sidee ayay isugu garab nool yihiin dalkan Norway ee hadda dhaqammada badan leh?
  • Iska horimaadyo ayaa mararka qaar ka dhex dhaca dadka haysta diimaha kala duwan. Xaaladdu maanta waa sidee Norway iyo caalamka labadaba?
  • Sax iyo muhiim miyaa in qofku muujiyo diinta uu haysto asagoo ku muujinaya labbiska, waxyaalaha qoorta iwm. la gashado iyo habdhaqanka?

Biririftii qadada ee goobta shaqada ayuu Kåre ka sheekeeyay walqalkii masiixiga ahaa ee uu shalay joogay. «Hees fiican ayaa la qaaday, wadaadkii masiixiga ahaana wacdi fiican ayuu jeediyay! Aad baan uga helay.» Jaalkiisii ayaa ku yiri: «Ma ogeyn inaad diinta ku xiran tahay?» . «Maya, kumaba xirni. Laakiin waxaan ka hadlayay jawiga, caadada iyo munaasibadda.»

  • In kasta oo aysan diintu muhiimad badan maanta u lahayn dad badan oo norwiiji ah, haddana qaar badan ayaa doorta inay kaniisadda isku guursadaan, inay halkaas carruurtooda ugu walqalaan iwm. Ka dooda xiriirka ka dhexeeya diinta iyo caadooyinka.
Et barn i dåpskjole ved døpefonten. Foto
GettyImages

Dooro jawaabta saxda ah

Maxaa loola jeedaa bulsho cilmaani ah?

Dooro jawaabta saxda ah

Xiriir noocee ah ayay dad badan oo norwiiji ah diinta la leeyihiin?

Dooro jawaabta saxda ah

Maxay ahayd diinta qaranka ee Norway wixii ka horreeyay 2012?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Norway waa bulsho dhaqammo badan leh.
Arigtada diinta ee norwiijigu isma beddelin boqolkii sano ee u danbeeyay.
Wixii ka horreeyay 2012-kii dadka norwiijiga ah mamnuuc ayay ka ahayd inay ka baxaan kaniisadda qaranka.
Norway ma laha kaniisad qaran ama diin rasmi ah.
Qiyaastii boqolkiiba toddoba ayaa dadweynaha Norway xubin ka ah Kaniisadda norwiijiga.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Norway dadku xornimo buuxda ayay u leeyihiin diintooda.
Bulshooyinka diimaha- iyo aragtida noloshu waxay caawin dhaqaale ka heli karaan dawladda iyo degmada.
Kaniisadda norwiijiga waxaa xubintiiba lagu siiyaa lacag ka badan midda bulshooyinka diimaha- iyo aragtida nolosha ee kale.
Norway qofka looma dabaggeli karo loomana ciqaabi karo ku dhaqmidda diintiisa darteed.
Maanta diintu, sidii waagii hore oo kale, qayb weyn kama aha nolosha dadka.