Ka fiirsashada iyo awoodda qiimaynta waxyaalaha dhigitaalka ah

  • Ka dooda oraahda anshax.
  • Waa maxay ilaalinta macluumaadka qofka?
  • Maxaad u malaynaysaa in laga wado oraahda ka fiirsashada?

Saxaafadda dhigitaalka ah iyo baraha saxaafadda bulshada ee dhigitaalka ayaa hadda saamayn weyn leh. Waxaa muhiim noqday sida aan u isticmaalno warbixinta iyo isgaarsiinta internetka. Si fudud ayaa warbixin iyo xaqiiqba lagu heli karaa, laakiin waxaa ayana muhiim ah in aan su'aalo iska weydiinno waxa aan akhrinayno.

Go'aammo badan ayaan qaadannaa maalin walba. Dareenkayaga anshaxa ayaa naga caawiya sidii aan u qaadan lahayn go'aammo sax u ah bulshada, dadka noo dhow iyo anaggaba.

Tips til undervisningen

Snakk sammen

Etikk handler om moral, hvordan man bør handle og oppføre seg. Etikk kommer fra det greske ordet ethos som betyr sedvane, karakter og personlighet.

Personvern handler retten til å ha et privatliv og retten til å bestemme over egne personopplysninger.

Kritisk tenkning er det å analysere og vurdere informasjon slik at man kan danne seg velbegrunnede oppfatninger om ting.

Snakk om kunstverket

Sol, sjø og svaberg. Universitetets aula i Oslo. Maleri.
Foto: Tore Sætre «Solen» malt av Edvard Munch (1911–1916).

Tips til undervisninga

Snakk saman

Etikk handlar om moral, om korleis ein bør oppføre seg. Etikk kjem frå det greske ordet ethos som tyder sedvane, karakter og personlegdom.

Personvern handlar om retten til eit privatliv og til å bestemme over sine eigne personopplysningar.

Kritisk tenking er å analysere og vurdere informasjon slik at ein kan danne seg velgrunna meiningar om ting.

Snakk om kunstverket

Sol, sjø og svaberg. Universitetets aula i Oslo. Maleri.
Foto: Tore Sætre «Solen» malt av Edvard Munch (1911–1916).