Saxaafadda bulshada iyo awoodda qiimaynta waxyaalaha dhigitaalka ah

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Se filmen

Videoen er satt sammen av åtte klipp som illustrerer hvordan sosiale medier kan være en kilde til både glede og uro. I den første delen ser vi fem klipp av glade familier og venner som tar selfier og mennesker som liker innlegg i sosiale medier med tommel opp og hjerte. Så blir det vist en strøm av bilder på svart bakgrunn, som illustrerer bilder som lastes opp på internett. Den siste delen av videoen viser en kvinne som får opp en rød varseltrekant på skjermen og blir redd. Det siste klippet viser en mann som sitter foran dataskjermen og ser bekymret og sliten ut.

Forslag til spørsmål

Kan vi dele hva som helst i sosiale medier? Hvorfor? Hvorfor ikke?
Hva slags bilder og informasjon ville du ha mislikt at noen delte om deg på sosiale medier?
Hvis du fikk bestemme over Facebook, hva slags kommentarer og bilder ville vært lov å legge ut? Hva ville ikke vært tillatt? Hvorfor?
Tror du det er forskjell på hva ungdommer synes det er greit å legge ut på sosiale medier og hva voksne synes det er greit å legge ut?
Tror dere arbeidsgivere ser på jobbsøkeres sine kontoer på sosiale medier? Hva tror dere i så fall de ikke vil like å se?
Hva er forskjellen på å kritisere noen i sosiale medier og å mobbe eller sjikanere noen i sosiale medier?

Snakk sammen

Bruk gjerne samtalestarteren som innledning til spørsmålene. Kanskje læreren kan finne andre aktuelle saker i media der folk har gått over streken i kommentarer og innlegg på sosiale medier?
Læreren må se an elevgruppa. Er det mange unge som er storforbrukere av sosiale medier? Er det mange som er foreldre til barn og unge? Tilpass diskusjonen til deltakerne.

Samtalestarter

Datteren: Fy søren, vet du hva? Noen har lagt ut et bilde av Julie i bikini på Facebook og skrevet at hun vil ha en voksen mann til kjæreste!
Moren: Huff, da skjønner jeg at hun er lei seg. Vet hun hvem som har gjort det?
Datteren: Nei, men vi tror det kan være Anne og vennene hennes. De har gjort sånt før.
Bestemoren: Dette er jo ulovlig. Jeg synes Julie og foreldrene hennes bør snakke med politiet.

Hva synes dere om denne situasjonen? Hva bør Julie gjøre?

  • Hvordan kan vi lære barn og unge nettvett?
  • Med Internett og sosiale medier må vi tenke annerledes enn før. Hva kan skje hvis noen får tak i og misbruker ting som personnummeret vårt eller private bilder?

Tips til undervisninga

Sjå filmen

Videoen er sett saman av åtte klipp som illustrerer korleis sosiale medium kan vere ei kjelde til både glede og uro. I den første delen ser vi fem klipp som viser glade familiar og vener som tek sjølvisar, og menneske som likar innlegg i sosial medium med tommel opp og hjarte. Så blir det vist ein straum av bilete på svart bakgrunn som illustrerer bilete som blir lasta opp på internett. Den siste delen av videoen viser ei kvinne som får opp ein raud varseltrekant på skjermen og blir redd. Det siste klippet viser ein mann som sit framfor dataskjermen og ser sliten og uroleg ut.

Framlegg til spørsmål

Kan vi dele kva som helst i sosiale medium? Kvifor? Kvifor ikkje?
Kva slags bilete og informasjon ville du ha mislikt at nokon delte om deg på sosiale medium?
Dersom du fekk bestemme over Facebook, kva for kommentarar og bilete ville det vore lov å leggje ut? Kva ville ikkje vore tillate? Kvifor?
Trur du det er forskjell på kva ungdomar tykkjer det er greitt å leggje ut på sosiale medium og kva vaksne tykkjer det er greitt å leggje ut?
Trur de at arbeidsgjevarar ser på jobbsøkjarar sine kontoar på sosiale medium? Kva trur de i så fall at dei ikkje vil like å sjå?
Kva er skilnaden mellom å kritisere nokon i sosiale medium og å mobbe eller sjikanere nokon i sosiale medium?

Snakk saman

Bruk gjerne samtalestartaren som innleiing til spørsmåla. Kanskje læraren kan finne andre aktuelle saker i media der folk har gått over streken i kommentarar og innlegg på sosiale medium?
Læraren må sjå an elevgruppa. Er der mange unge som er storforbrukarar av sosiale medium? Er der mange som er foreldre til barn og unge? Tilpass diskusjonen til deltakarane.

Samtalestartar

Dottera: Fy søren, vet du kva? Nokon har lagt ut eit bilete av Julie i bikini på Facebook og skrive at ho vil ha ein vaksen mann til kjærast!
Mora: Huff, då forstår eg at ho er lei seg. Veit ho kven som har gjort det?
Dottera: Nei, men vi trur at det kan vere Anne og venene hennar. Dei har gjort sånt før.
Bestemora: Dette er jo ulovleg. Eg tykkjer at Julie og foreldra hennar bør snakke med politiet.

Kva tykkjer de om denne situasjonen? Kva bør Julie gjere?

  • Korleis kan vi lære barn og ungdom nettvit?
  • Med internett og sosiale medium må vi tenkje annleis enn før. Kva hender dersom nokon får tak i og misbrukar ting som personnummeret vårt eller private bilete?

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Digitale ferdigheter
Muntlige ferdigheter

Tverrfaglige tema

Demokrati og medborgerskap

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om betydningen av kritisk tenkning og etisk bevissthet, blant annet knyttet til digital dømmekraft

Kjerneelement

Perspektivmangfold og kritisk tenkning

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet
Video

Filinka daawo

Saxaafadda bulshada iyo awoodda qiimaynta waxyaalaha dhigitaalka ah

Oversiktsbilde av mange mennesker. Det er streker mellom dem, illustrasjon for nettverk.
GettyImages

Hadda dadka badankoodu si joogto ah ayay u adeegsadaan internetka iyo saxaafadda bulshada. Internetka ayaan bangiga iyo hay'adaha dawladdaba ka galnaa, internetka ayaanan ku adeegannaa. Waxaa nagula aqoonsadaa BankID, erey fure ah, faraha ama wejiga.

To hender trykker på et tastatur. I bildet flyr flere ikoner med bilde av en hengelås på. Bildet illustrerer nettsikkerhet. Foto
GettyImages

Saxaafadda bulshada waxaa ka mid ah Facebook, Twitter iyo Instagram. Halkan ayaan dadka kula wadaagnaa fikirkayaga, sawirro iyo filimaan. Sidaas ayaanan ku xajisannaa xiriirka qoyska, saaxiibbada iyo midka macruufada. Waxaa laga yaabaa in aan maalintii reebno raad badan oo dhigitaal ah, waana la kaydiyaa raadadkaas. Ma ka fikirtay waxa dhici kara haddii ay raadadkaas gacanta u galaan dad xumaan-doon ah? Ka warran haddii qofi helo ereygaaga furaha ah? Ka warran haddii ay dadi sawirradaada gaarka ah dadka kale la wadaagaan?

Waxaa muhiim ah in aad ku baraarugsan tahay waxa aad dadka la wadaagayso, cidda aad macluumaadkaaga siinayso iyo waxa macluumaadkaas loo isticmaalayo. Waxaa tusaale ahaan dhici kara in la xado sawirro gaar loo leeyahay, sida kuwa carruurta, oo ay xadaan dad si xun u isticmaala. Waxaa sidoo kale loo baahan yahay in aan taxaddarno marka aan dadka la wadaagayno wax dad kale leeyihiin. Had iyo jeer oggolaasho weydiiso marka hore.

  • Ilaalinta macluumaadka qofka waa xaqa qofku u leeyahay noloshiisa gaarka ah iyo in uu xor u ahaado macluumaadkiisa qof ahaaneed. Macluumaadka qofka waxaa ka mid ah magaca, ciwaanka, lambarka telefoonka, lambarka dhalashada iyo meesha asal ahaan laga soo jeedo.
  • Dadku dhammaantood waxay leeyihiin qiime aan la jebin karin. Sidaas darteed wuxuu qofku xaq u leeyahay nolol asaga u gaar ah oo asagu maammulo, halkaas oo qofku si xor ah u dhaqmi karo ayada oo aan la khasbayn ama aan dawladda iyo dad kale midna soo faragelinayn. Mabda'aan ayaa qayb ka ah heshiiska xuquuqda aadanaha ee Yurub (EMK).

Xigasho: Hay'adda ilaalinta macluumaadka dadka

Dad badan ayaa fikradahooda isku dhaafasada saxaafadda bulshada iyo internetka intaba. Wax baa la qoraa, la wada hadlaa oo waa la doodaa. Saxaafadda bulshada waxaa si weyn loo adeegsadaa xorriyadda hadalka. Laakiin xorriyadda hadalka waxaa xaddida ilaalinta macluumaadka qofka iyo dhawr qodob oo sharciyada ka mid ah. Lama qori karo wax cunsuriyad ama takoor ah. Laakiin haddana waxaan aragnaa in dadku ay xadadkaan ka tallaabaan. Waxaad mooddaa inay fudaddahay in xadka laga tallaabo marka internetka wax lagu qorayo ee aan qof toos loola hadlayn. Weliba markuu qofku is qarin karo ayaa waxaa la qoraa wax badan oo aflagaaddo iyo sharcidarraba ah. Qiimaynta fiican ee waxyaalaha dhigitaalka ah waa haddii faallada qofku ku qorayo internetka ay tahay mid uu qofka kale hortiisa ka dhihi karo.

En mann og en kvinne sitter ved siden av hverandre med hver sin mobil. Det er mange flyvende ikoner i bildet som viser hjerter og likerklikk. Bildet viser at de to personene sjekker sine sosiale medier. Foto
GettyImages

Wada hadla

  • Maxaa kuu soo baxa marka aad adigu internetka iska baarto?
  • Ka dooda waxa loola jeedo awoodda qiimaynta dhigitaalka.
  • Ka wada hadla xiriirka u dhexeeya ilaalinta macluumaadka qofka iyo awoodda qiimaynta dhigitaalka.
  • Ka wada hadla muhiimadda ay leedahay in lagu baraarugsanaado waxa la dhigayo saxaafadda bulshada.
  • In baraha faallada wax lagu qori karo ayada oo la is qarinayo maxay keeni kartaa ayay kula tahay?
GettyImages
GettyImages

Dooro jawaabta saxda ah

Inaad oggolaasho weydiisato miyaa lagaaga baahan yahay si aad sawirrada dadka kale u soo dhigta saxaafadda bulshada?

Dooro jawaabta saxda ah

Maxaan la oggolayn in internetka lagu qori?

Dooro jawaabta saxda ah

Maxaa lagu gartaa qiimaynta wanaagsan ee waxyaalaha dhigitaalka ah?

Dooro jawaabta saxda ah

Waa maxay ilaalinta macluumaadka qofka?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Ilaalinta macluumaadka qofku waa xaqa qofku u leeyahay noloshiisa gaarka ah iyo in uu xor u ahaado macluumaadkiisa qof ahaaneed.
Maalintii waxaan reebnaa raadad dhigitaal ah oo badan, laakiin raadadkaas lama kaydiyo.
Norway xorriyadda hadalku waa lama taabtaan, oo xad ma laha.
Sawirrada gaarka loo leeyahay waxaa xadi kara dad si xun u isticmaala.
Saxaafadda bulshada waxaa ka mid ah Facebook, Twitter iyo Instagram.