Norway

  • Waa sidee dadka waddankaagii hore? Ma qawmiyado kala duwan baa ku nool? Waddanku ma leeyahay dad laga tira badan yahay? Ma luuqado badan oo kala duwan baa looga hadlaa? Sidee ayay caadiyan dadku u wada nool yihiin?
  • Maxaad ka og tahay dadweynaha Norway?

Norway waxaa hadda ku nool 5,5 milyan oo qof (01.01.2024). Tirada dadku waa sii kordhaysaa. 1970-kii waxaa waddanka ku noolaa in ka yar 3,9 milyan. Taas oo noo sheegaysa inay tirada dadka Norway kontonkii sano ee u danbeeyay inay kor u kacday in ku dhow boqolkiiba afartan!

In kasta oo dadka Norway ay yihiin kuwo isku dhafan, haddana waaa jira waxyaalo qaran ahaan na mideeya. Waxyaalo qiime noo leh sida sinnaanta iyo in isku qiime la yahay ayay bulshadu isku raacsan tahay. Dadka badankooduna waxay ku nool yihiin nolol ilaa xad sarraysa marka loo eego waxyaalaha ay u baahan yihiin - heerka waxbarashada ee dadkuna waa sarreeyaa ilaa xad.

Norway dadku xornimo buuxda ayay u leeyihiin diintooda. Dad badan ayaa masiixiyiin ah, shuruucduna waxay ku dhisan tahay waxyaalaha qiimaha u leh masiixiyadda iyo arigtada noleleed ee aan diimaha ku salaysnayn.

Tips til undervisningen

Læreren må ta i bruk prinsippet om å gå fra det kjente til det ukjente. Begynn med å få deltakerne interessert og nysgjerrige på Norge gjennom å snakke om egne erfaringer og sammenligne med Norge. Kanskje det sitter deltakere som kommer fra helt ulike land/kulturer i samme gruppe? De kan ha felles språk, men likevel ha ulik bakgrunn.

Snakk om kunstverket

Brudefølge i båt på Hardangerfjorden. Maleri.
Nasjonalmuseet/Børre Høstland «Brudeferd i Hardanger» malt av Hans Gude og Adolph Tidemand (1848).

Tips til undervisninga

Læraren må nytte prinsippet om å gå frå det kjende til det ukjende. Start med å få deltakarane interesserte og nyfikne på Noreg ved å snakke om sine eigne erfaringar og samanlikne med Noreg. Kanskje sit det deltakarar frå heilt ulike land og kulturar saman i gruppa? Dei kan godt ha ulik bakgrunn sjølv om dei har eit felles språk.

Snakk om kunstverket

Brudefølge i båt på Hardangerfjorden. Maleri.
Nasjonalmuseet/Børre Høstland «Brudeferd i Hardanger» malt av Hans Gude og Adolph Tidemand (1848).