Sinnaanta iyo in isku qiime la yahay

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Se filmen

Videoen består av 14 klipp som illustrerer likeverd og likestilling. I de første tre klippene ser vi mennesker av forskjellige kjønn og hudfarger jobbe sammen på arbeidsplassen. I den andre delen av filmen ser vi klipp av menn og kvinner som utfører samme aktivitet: de jobber på PC, gjør husarbeid og lager mat med barna. Deretter ser vi en liten jente som leser en bok, og en liten gutt som leser en bok med punktskrift. Den siste delen av filmen viser likeverd og likestilling for minoriteter, rullestoltennis, tegnspråk og pride-feiring.

Forslag til spørsmål

Hva tenker du når du hører ordet likestilling? Hva tenker du når du hører ordet likeverd? Er de forskjellige?
Kan du komme på noen eksempler på likestilling? Kan du komme på noen eksempler der du har sett at mennesker ikke har blitt likestilt?
Hvem har ansvar for å sørge for et likestilt samfunn i Norge? Hva kan de gjøre for å oppnå likestilling?
Hva burde man gjøre for å oppnå likestilling på arbeidsplassen? Hva burde man ikke gjøre?
Synes du likestilling og likeverd er viktig? Hvorfor? Hvorfor ikke?

Samtalestarter 1

Moren: Å mor, se på dette bildet jeg fant da jeg kikket gjennom de gamle fotoalbumene!
Bestemoren: Ja, dette er tatt 8. mars da du var et par år gammel. Jeg gikk i kvinnetoget, og du var selvsagt med i barnevogna. Se den fine plakaten – Lik lønn for likt arbeid!
Moren: Ja, det var den gang. Det har heldigvis skjedd mye siden da. Kvinnenes rettigheter her hos oss er jo mye bedre nå enn før, men det er fortsatt en vei å gå.
Datteren: Hvorfor i all verden gikk dere i tog? Det er vel en selvfølge at kvinner og menn har samme rettigheter!?

Samtalestarter 2

Bestemoren: Jeg var en tur i sentrum i dag. Vet dere hva jeg så? To damer kysset hverandre midt på fortauet. Jeg tror de var kjærester!
Moren: Det var de sikkert. Det er jo mange mennesker av samme kjønn som er kjærester. Bare tenk på Rolf og Arne i etasjen under.
Bestemoren: Ja, de ja. Men de jo så hyggelige.
Datteren: Hva er det som er så spesielt med det da?

Hvordan har synet på homofile endret seg over tid, tror du?

Snakk sammen

Diskuter gjerne begrepene likestilling og likeverd. Er dette begreper som er kjent og aktuelle i deltakernes hjemland? På hvilken måte?

Eksempler på betydningen av likestilling: Samfunnet tilrettelegger for alle (f. eks. for blinde eller mennesker i rullestol). Informasjonsmateriell oversettes slik at alle kan forstå informasjonen. Ulike trossamfunn bør få økonomisk støtte. Alle individer har rett til å leve et godt liv med aksept for den man er.

Stikkord til spørsmålet om arbeid utenfor hjemmet: økonomi, bruke evner, utnytte ressursene i samfunnet, selvstendighet, likestilling, planlegging, samarbeid

Relevante temaer å snakke om rundt spørsmålet om deltidsstillinger: pensjon, inntekt, selvstendighet, tilstedeværelse i familien

Utforsk deltidsarbeid for kvinner og menn i det interaktive diagrammet.

Tips til undervisninga

Sjå filmen

Videoen er sett saman av 14 klipp som illustrerer likeverd og likestilling. I dei første tre klippa ser vi menneske av forskjellige kjønn og hudfargar jobbe saman på arbeidsplassen. I den andre delen av filmen ser vi klipp av menn og kvinner som gjer det same: jobbar på PC, gjer husarbeid og lagar mat med barna. Deretter ser vi ei lita jente som les ei bok, og ein liten gut som les ei bok med punktskrift. Den siste delen av filmen viser likeverd og likestilling for minoritetar, og vi ser rullestoltennis, teiknspråk og pride-feiring.

Framlegg til spørsmål

Kva tenkjer du når du høyrer ordet likestilling? Kva tenkjer du når du høyrer ordet likeverd? Er dei to omgrepa forskjellige?
Kan du gje døme på likestilling? Kan du gje døme på situasjonar der du har sett at menneske ikkje har vore likestilte?
Kven har ansvar for eit likestilt samfunn i Noreg? Kva kan dei gjere for å oppnå likestilling?
Kva burde ein gjere for å oppnå likestilling på arbeidsplassen? Kva burde ein ikkje gjere?
Synest du likestilling og likeverd er viktig? Kvifor? Kvifor ikkje?

Samtalestartar 1

Mora: Mor, sjå på dette biletet eg fann då eg bladde gjennom dei gamle fotoalbuma!
Bestemora: Ja, dette biletet blei teke 8. mars då du var eit par år gamal. Eg gjekk i kvinnetoget, og du var sjølvsagt med i barnevogna. Sjå den fine plakaten – Lik løn for likt arbeid!
Mora: Ja, det var den gongen. Det har heldigvis skjedd mykje sidan då. Kvinner sine rettar er jo mykje betre her hos oss no enn tidlegare, men det står framleis ein del att.
Dottera: Kvifor i all verda gjekk de i tog? Det er då vel sjølvsagt at kvinner og menn har dei same rettane!

Samtalestartar 2

Bestemora: Eg var ein tur i sentrum i dag, og veit de kva eg såg? To damer kyste kvarandre midt på fortauet! Eg trur dei var kjærastar.
Mora: Det var dei sikkert ... Det er jo mange menneske som er kjærast med ein av same kjønn. Berre sjå på Rolf og Arne i etasjen under.
Bestemora: Ja, dei, ja. Men dei er jo så trivelege.
Dottera: Kva er det som er så spesielt med det, då?

Korleis har synet på homofile endra seg over tid, trur du?

Snakk saman

Diskuter gjerne omgrepa likestilling og likeverd. Er dette omgrep som er kjende og aktuelle i heimlanda til deltakarane? På kva måte?

Døme på kva likestilling tyder: Samfunnet må vere fysisk lagt til rette for alle (til dømes for blinde og folk i rullestol). Informasjonsmateriell må omsetjast slik at alle kan forstå informasjonen. Ulike trussamfunn bør få økonomisk støtte. Alle har rett til å leve eit godt liv og bli godtekne som dei er.


Stikkord til spørsmålet om arbeid utanfor heimen: Økonomi, bruke evner, utnytte ressursane i samfunnet, sjølvstende, likestilling, planlegging, samarbeid

Relevante tema å snakke om i samband med spørsmålet om deltidsstillingar: pensjon, inntekt, sjølvstende, å vere til stades i familien

Utforsk deltidsarbeid for kvinner og menn i det interaktive diagrammet.

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Muntlige ferdigheter
Digitale ferdigheter

Tverrfaglige tema

Demokrati og medborgerskap

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om likestilling og kvinners deltakelse i arbeidslivet, utdanning og politikk, og betydningen det har hatt for utviklingen av samfunnet
samtale om menneskerettigheter som ytringsfrihet og vern mot diskriminering

Kjerneelement

Demokratiforståelse og deltakelse

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet
Video

Filinka daawo

Sinnaanta iyo in isku qiime la yahay

En folkemasse jubler og holder opp pride-flagg som er regnbuefarget og trans-flagg som er lyseblå og lyserosa.
GettyImages

Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyaalaha qiimaha u leh bulshada norwiijiga ayaa ah in dadku isku qiime yihiin. Taas oo la mid ah in dhammaan dadku isku qiime yihiin ayada oo aan loo eegayn jinsiga, da'da, heerka waxa qofku awoodo, dhaqanka ay ka soo jeedaan, asal ahaan meesha ay ka soo jeedaan ama dhanka ay u janjeeraan xagga galmada. Waxay bulshadu ku dadaashaa in dadka la siiyo furtsado isku mid ah ayada oo loo eegayo qofka iyo waxa uu awoodo. Waxaa kuwaan tusaale u ah deeqda ay iskoolladu u fidiyaan ardayda leh noocyada kala duwan ee curyaannimada ah, deeqda waxbarashada af-norwiijiga ee ajnebiga iyo mabda'a ah in shaqadii isku mid ah lagu qaato mushaar isku mid ah.

Mange ansatte sitter rundt et bord. De er på jobbmøte. De ansatte er kvinner og menn av forskjellige hudfarger, og en person sitter i rullestol. Bildet illustrerer yrkesdeltakelse. Foto
GettyImages

Sanadihii 1970-yadii waxaa aad xoogga loo saaray xuquuqda ay dumarka bulshada ku leeyihiin iyo guud ahaan fursadahooda waxbarasho iyo kuwa shaqo. Ka qaybqaadashada dumarka ee shaqada ayaa wixii waagaas ka danbeeyay aad u korortay, oo hadda tirada dumarka shaqeeya waxay ku dhow yihiin midda ragga shaqeeya. Laakiin weli waxaa jira xirfado ay raggu u badan yihiin iyo kuwo ay dumarku u badan yihiin, dumarka ayaana ragga uga badan shaqooyinka halka gelin ah. Rag iyo dumar qiyaastii tiro ahaan isle'eg ayaa hadda qaata waxbarasho sare, laakiin weli dadka badankoodu waxay bartaan wixii jinsigaas caadada u ahayd. Dumarku waxay inta badan bartaan daryeelka iyo waxbaridda, meesha raggu barto sancada iyo sayniska. In kasta oo ku dhowaad bar dadka shaqeeya ay dumar yihiin, haddana goobaha shaqada saddexdii qof ee madax ahba labo ayaa rag ah.

Far og sønn vasker opp og gjør rent kjøkkenbenken. Foto.
GettyImages

Tobaneeyadii sano ee ugu danbeeyay waxaan aragnay isbeddel ku yimid fikradaha laga qabo ragga iyo dumarka hawlahooda iyo booska ay uga jiraan bulshada, qoyska iyo guriga. Qoysaska badankooda, weliba qoysaska da'da yar, waxaa caadi ka ah in la qaybsado hawsha guriga iyo hawlaha daryeelka, laakiin siday sheegaayaan baaritaanno la sameeyay weli dumarka ayaa shaqada guriga ku bixiya wakhti ka badan inta ay raggu ku bixiyaan. Sida ay qoysaska gaarka ah noloshooda iyo hawlahooda isugu dubbaritaan waa mid iyaga u taalla. Laakiin haddana fikradaha sinnaanta iyo in isku qiime la yahay waxay ku jiraan xeerarka iyo xuquuqda. Dhammaan dadka Norway ku nool waa inay xeerarkaas raacaan. Waxaa tusaale ahaan kuwaas ka mid ah xeerka sinnaanta iyo takoorka, xeerka guurka iyo xeerka dhaxalka.

§ 185 ee xeerka ciqaabta ee soo baxay 2005 waxaa loogu yeeraa baaragaraafka cunsuriyadda. Baaragaraafka xeerkaan ayaa mamnuucaya hadallada takoorka ama nacaybka ah ee loo geysto jinsiga, midabka, aragtida nololeed, diinta, dhinaca galmo ahaan loo janjeero ama curyaannimada qofeed. Baaragaraafka xeerkaan ayaa xaddidaya xorriyadda hadalka. Ujeeddada baaragaraafka cunsuriyaddu waa in la difaaco dadka laga tirada badan yahay.

Xigasho: SSB

Wada hadla

  • Sinnaantu kuma koobna ragga iyo dumarka oo keliya. Waxay sidoo kale ahaan kartaa sinnaanta jiilalka kala duwan, midda dadka aan isku awoodda dhaqaale ahayn, midda dadka qowmiyadda iyo jinsiga ku kala duwan, midda dadka waxa ay awoodaan ay kala duwan yihiin, midda dadka kala diinta ah, midda dadka dhinacyo kala duwan u janjeera xagga galmada iwm. Ka dooda micnaha ay arrimahani u samaynayaan qofka gaarka ah iyo bulshadaba.
  • Waa maxay sababta dhallinyarada ay dhaleen waalidka ajnebiga ah ugaga badan yihiin waxbarashada sare kuwa ay dhaleen waalidka norwiijiga ah?
  • Ka wada hadla sababta ay maanta Norway ragga iyo dumarkuba guriga dibeddiisa uga shaqeeyaan. Waa maxay faa'iidada iyo khasaaraha aad arrintaas ku aragtaan?
  • Sidee ayaa loo baahan yahay in qoysku u wadashaqeeyo marka ay aabbe iyo hooyo labaduba guriga dibeddiisa ka shaqeeyaan?
  • Dumarka ayaa ragga uga badan shaqooyinka barka ah. Waa maxay sababtu? Maxay taasi dumarka iyo qoyskaba u soo jiidaysaa wakhtiga dhow iyo wakhtiga fog labadaba?

Jumladda dhammaystir

Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan waxyaalaha qiimaha u leh bulshada norwiijiga ayaa ah ...

Dooro jawaabta saxda ah

Goorma ayay billaabatay in xoogga la saaro xuquuqda dumarka?

Jumladda dhammaystir

In kasta oo ku dhowaad bar dadka shaqeeya ay dumar yihiin, weli haddana ...

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Wixii ka danbeeyay 1970-yadii ka qaybqaadashada dumarka ee shaqada ayaa aad u korortay.
Maanta ragga iyo dumarka shaqeeya tiradoodu waa isu dhow dahay.
Ragga ayaa inta badan shaqeeya shaqo aan buuxin.
Ragga iyo dumarka, dumar ayay madaxdu u badan yihiin.
§ 185 ee xeerka ciqaabta ee soo baxay 2005 wuxuu mamnuucayaa hadallada takoorka ama nacaybka ah.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Norway caadi kama aha in raggu qabtaan shaqada guriga iyo hawlaha daryeelka ah.
Siday sheegaayaan baaritaanno la sameeyay weli dumarka ayaa shaqada guriga ku bixiya wakhti ka badan inta ay raggu ku bixiyaan.
§ 185 ee xeerka ciqaabta ee soo baxay 2005 wuxuu xaddidayaa xorriyadda hadalka.
Ujeeddada laga leeyahay § 185 waa in la difaaco dadka laga tirada badan yahay.
Qiime isku mid ah waxaa loola jeedaa in dhammaan dadku isku qiime yahay.