Xeerarka iyo sharciyada goobaha shaqada

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Det er regjeringen som foreslår lover og lovendringer, men Stortinget som vedtar dem. Siden det er folket som gjennom demokratiske valg velger hvilke partier som har flertall på Stortinget, kan man si at det egentlig er folket som bestemmer lover og regler.

Lover og regler for arbeidslivet har endret seg og utviklet seg over lang tid. Fagforeningene har jobbet for saker som regulering av arbeidstid, ferie, forbud mot barnearbeid, sikkerhet på arbeidsplasser, osv. Noen av disse sakene har kostet lange kamper, streiker m. m., mens andre lover kommer som en naturlig utvikling av samfunnet.

I Norge har vi lover og regler som gir arbeidstakere godt vern. Det er viktig å snakke om at selv om lovene beskytter, legger de også et ansvar på hver enkelt arbeidstaker. Alle må følge de vedtatte reglene. Dette er som regel ikke noe problem, siden det norske samfunnet både er regelstyrt og preget av stor tillit mellom befolkning og styresmakter.

Tips til undervisninga

Det er regjeringa som gjer framlegg om lover og lovendringar, men Stortinget som vedtek dei. Sidan det er folket som gjennom demokratiske val vel kva for parti som har fleirtal på Stortinget, kan ein seie at det eigentleg er folket som fastset lover og reglar.

Lovene og reglane for arbeidslivet har endra og utvikla seg over lang tid. Fagforeiningane har jobba for saker som regulering av arbeidstid, ferie, forbod mot barnearbeid, tryggleik på arbeidsplassen osv. Nokre av desse sakene har kosta lange kampar, streikar m.m., medan andre lover kjem som ei naturleg utvikling av samfunnet.

I Noreg har vi lover og reglar som gjev arbeidstakarar godt vern. Det er viktig å snakke om at sjølv om lovene gjev vern, legg dei òg eit ansvar på kvar einskild arbeidstakar. Alle må følgje dei reglane som er vedtekne. Dette er som regel ikkje noko problem, sidan det norske samfunnet både er regelstyrt og prega av stor tillit mellom folket og styresmaktene.

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Digitale ferdigheter
Muntlige ferdigheter

Tverrfaglige tema

Demokrati og medborgerskap

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

gi eksempler på rettigheter og plikter man har som arbeidstaker, knyttet til for eksempel fagorganisering, medbestemmelse og arbeidsmiljø

Kjerneelement

Demokratiforståelse og deltakelse
Individ og fellesskap

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet

Xeerarka iyo sharciyada goobaha shaqada

Seks personer i en sirkel på en arbeidsplass. Noen sitter og noen står. De er glade og diskuterer noe. En person rekker opp hånda. Bildet illustrerer medbestemmelse på arbeidsplassen og et godt arbeidsmiljø. Foto
GettyImages

Goobaha shaqada waxaa ka jira sharci iyo xeerar looga baahan yahay in ay shaqaalaha iyo shaqabixiyayaashu raacaan. Siyaasiyiinta Stortinget ayaa sharciyada dejiya, meesha ay shaqabixiyayaasha iyo shaqaaluhu heshiisyo isku raacaan ayaga oo ururradooda soo maraya. Sharciyadu waxay khuseeyaan shaqaalaha iyo shaqabixiyayaasha oo dhan, meesha ay heshiisyadu ka khuseeyaan shirkadaha gaarka ah ee heshiiskaas galay oo keliya.

Xeerka bey'adda shaqada

Shaqaalaha iyo shaqabixiyayaashu waa in ay dhammaan raacaan heerka bey'adda shaqada. Xeerku wuxuu ku saabsan yahay waxyaalaha ay ka midka yihiin

  • shaqaalaynta iyo heshiisyada
  • wakhtiyada shaqada
  • ka maqnaashada shaqada
  • hawlaha caafimaadka-, bey'adda- iyo ammaanka (HMS)

Shaqabixiyaha ayay mas'uuliyadda koowaad ka saaran tahay bey'adda shaqada ee goobta shaqada, meesha ay shaqaalaha waajib ku tahay

  • in uu ka qaybqaato abuurista bey'ad shaqo oo wanaagsan
  • in uu ka qaybqaato fulinta tillaabooyinka lagu hagaajinayo bey'adda shaqada
  • in uu ka qaybqaato hawlaha ilaalinta- iyo bey'adda shaqada ee abaabulan

Xeerka fasaxa

Xeerka fasaxu wuxuu wax ka sheegayaa waxyaalaha ay ka midka yihiin

  • fasaxa uu qofku xaqa u leeyahay
  • goorta fasaxa la qaadanayo
  • fasaxa marka qofku shaqo ka tago
  • haddii fasaxa la jirrado
  • lacagta fasaxa
  • Shaqaalaha Norway waxay sanadkiiba xaq u leeyihiin afar toddobaad + hal maalin oo fasax ah, laakiin dad badan ayaa hela shan toddobaad oo fasax ah.
  • Fasaxa mushaar ma qaadanno, ee waxaan qaadannaa lacagta fasaxa.
  • Lacagta fasaxa ee aan qaadannayno waxay ku xiran tahay dakhligii na soo galay sanadkii hore.

Wada hadla

  • Yaa sameeyay xeerarka shaqada ee Norway?
  • Sidee ayay xeerarku ku samaysmeen?
  • Waa maxay sababta ay muhiim u tahay in shaqabixiyayaasha iyo shaqaalahuhu yaqaannaan sharciyada iyo xeerarka?
  • Sharciyada iyo xeerarku ma xorriyad bay keenaan mise xaddidaad?

Dooro jawaabta saxda ah

Yaa looga baahan yahay inay raacaan xeerka bey'adda shaqada?

Dooro jawaabta saxda ah

Fasax intee le'eg ayaa Norway sanadkii xaq loo leeyahay?

Jumladda dhammaystir

Caddadka lacagta fasaxa ee aan helayno, waxay ku xiran tahay ...

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Xeerka fasaxuhu wuxuu wax ka sheegayaa lacagta fasaxa iyo fasaxa xaqa loo leeyahay.
Xeer iyo heshiis waa isku mid.
Xeerka bey'adda shaqadu wuxuu ku saabsan yahay jirrada inta fasaxa lagu jiro iyo goorta fasaxa la qaadan karo.
Ururrada shaqaalaha ayaa xeerarka dejiya.
Shaqabixiyaha ayay saaran tahay mas'uuliyadda guud ee bey'adda shaqada ee goobta shaqada.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Shaqaalaha waxaa waajib ku ah inuu abuuro bey'ad goob shaqo oo wanaagsan.
Shaqabixiyaha iyo shaqaaluhu ayaga oo soo maraya ururradooda ayay heshiisyo gaaraan.
Shaqaalaha wax waajib ah ma saarna.
Xeerka bey'adda shaqadu wuxuu ku saabsan yahay wakhtiga shaqada, shaqaalaynta iyo heshiisyada.
Xeerarku waxay khuseeyaan dhammaan shaqabixiyayaasha iyo shaqaalaha.