Dugsiga sare iyo waxbarasho sare

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Se filmen

Videoen består av 14 klipp som viser aktiviteter og hendelser på videregående skole og universitet/høyskole. Først ser vi ulike arbeidsmåter som blir brukt på videregående: klasseromsundervisning, gruppearbeid, jobbe sammen to og to og plenumsdiskusjon. Så ser vi klipp fra yrkesfaglig utdanning, fra en kjemilab og fra en kunsttime. I den siste delen av filmen ser vi klipp fra universitetet/høyskole: selvstendig arbeid på biblioteket, kollokviegruppe og en forelesning.

Forslag til spørsmål

Hva kan man lære av å gå på videregående, utover det faglige?
Synes du videregående burde vært obligatorisk, slik som grunnskolen er? Hvorfor? Hvorfor ikke?
Hva er det viktig at elevene lærer seg på videregående? Hvilke fag synes du alle videregående skoler burde ha?

Hva kan man lære av å studere, utover det faglige?
Noen ganger får studentene karakterer på skriftlige eller muntlige eksamener. Andre ganger får studenter karakter på gruppeoppgaver eller individuelle oppgaver. Hva mener du er den beste måten å vurdere studentene på? Hvorfor?

Snakk sammen

Samfunnet I Norge blir mer og mer spesialisert, og teknologiske løsninger tar over manuelle arbeidsoppgaver. Dessuten blir de fleste forbruksvarene vi kjøper i Norge, produsert i andre land. Arbeidsplassene som finnes i Norge, krever derfor en annen type kompetanse enn tidligere. Videregående skole er regnet som nødvendig for å lykkes i arbeidslivet.

De viktigste næringsveiene i Norge nå og i nær fremtid er trolig innenfor tjenesteytende næringer, handel og teknologi. Dette er næringsveier som krever spesiell fagkunnskap og kompetanse. Hva betyr det for deltakerne i gruppa?

Snakk gjerne om Lånekassens betydning for at alle skal ha mulighet til å ta en høyere utdanning. Snakk om lån generelt. Er det et problem for noen av deltakerne å betale renter ut fra religiøs eller kulturell bakgrunn? Hvordan håndtere dette i et vestlig samfunn? Snakk også om forskjellen på lån og stipend.

Tips til undervisninga

Sjå filmen

Videoen inneheld 14 klipp som viser aktivitetar og hendingar frå den vidaregåande skulen og universitet/høgskular. Først ser vi ulike arbeidsmåtar som blir brukte på vidaregåande: klasseromsundervisning, gruppearbeid, jobbe saman i par og plenumsdiskusjon. Så ser vi klipp frå yrkesfagleg utdanning, frå ein kjemilab og frå ein kunsttime. I den siste delen av filmen ser vi klipp frå universitet/høgskule: sjølvstendig arbeid på biblioteket, kollokviegruppe og ei førelesing.

Framlegg til spørsmål

Utanom det faglege, kva kan ein lære av å gå på vidaregåande?
Synest du at vidaregåande burde vore obligatorisk slik grunnskulen er? Kvifor? Kvifor ikkje?
Kva er det viktig at elevane lærer seg på vidaregåande? Kva for fag tykkjer du at alle vidaregåande skular burde ha?

Utanom det faglege, kva kan ein lære av å studere?
Nokre gonger får studentane karakterar på skriftlege eller munnlege eksamenar. Andre gonger får studentane karakter på gruppeoppgåver eller individuelle oppgåver. Kva meiner du er den beste måten å vurdere studentane på? Kvifor?

Snakk saman

Det norske samfunnet blir meir og meir spesialisert, og teknologiske løysingar tek over manuelle arbeidsoppgåver. Dessutan blir dei fleste forbruksvarene vi kjøper i Noreg, produserte i andre land. Arbeidsplassane som finst i Noreg, krev difor ein annan type kompetanse enn før. Vidaregåande utdanning er rekna for naudsynt for å lukkast i arbeidslivet.

Truleg vil dei viktigaste næringsvegane i Noreg no og i den nære framtida vere innanfor tenesteytande næringar, handel og teknologi. Desse næringsvegane krev spesiell fagkunnskap og kompetanse. Kva har dette å seie for deltakarane i gruppa?

Snakk gjerne om kor viktig Lånekassen er for at det skal vere mogleg for alle å ta høgare utdanning. Snakk om lån generelt. Er det deltakarar i gruppa som ut frå religiøs eller kulturell bakgrunn har eit problem med å betale renter? Korleis kan ein handtere dette i eit vestleg samfunn? Snakk òg om skilnaden mellom lån og stipend.

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Digitale ferdigheter
Muntlige ferdigheter

Tverrfaglige tema

Demokrati og medborgerskap

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om sentrale verdier som det norske skole- og utdanningssystemet bygger på, og hva som forventes av foreldre i samarbeidet mellom skole og hjem
gi eksempler på barn, unge og voksnes rettigheter, plikter og muligheter i det norske utdanningssystemet, og hvordan utdanning kan finansieres
gi eksempler på hva skattefinansiert velferd innebærer

Kjerneelement

Demokratiforståelse og deltakelse
Individ og fellesskap

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet
Utforsking
Video

Filinka daawo

Dugsi sare

Xirfadaha badankooda waxaa loo baahan yahay in la soo dhigtay dugsiga sare ama waxbarasho sare. Sidaas darteed ayay dadka badankoodu u doortaan in ay waxbarashadooda sii wataan dugsiga hoose/dhexe kaddib.

  • Ardayda ay da'doodu u dhexayso 16 iyo 25 sano waxay xaq u leeyihiin in ay helaan boos dugsi sare.
  • Dugsiyada sare ee dawladdu waa bilaash.
  • Ardaydu waxay kala dooranayaan waxbarashada loogu diyaargaroobo laamaha waxbarashada sare iyo waxbarashada xirfadaha.
  • Ardaydu waa in ay dugsiga sare codsadaan ka hor 1-da maarso, waana in ay internetka ka codsadaan.
  • Dhibcihii fasalka 10-aad ayay ku xiran tahay dugsiga sare ee ardaygu billaabayo.
  • Waxaa jira dugsiyo sare oo gaar loo leeyahay. Dugsiga gaarka loo leeyahay waa in qofku baxshaa qayb lacag ah.

Waxbarashada xirfadaha: Ardaydu waxay baranayaan wax gacanta laga qabto, shahaado ayaana la siinayaa marka ay waxbarashadooda dhammaystaan. Waxbarashada waxyaalaha gacanta laga qabto waxaa tusaale ahaan ka mid ah nijaar, timajare, shaqaale caafimaad iyo makaanigga baabuurta.

Waxbarashada loogu diyaargaroobayo laamaha waxbarashada sare: Ardaydu waxay baranayaan aqoon tiyoori ah. Ardayda haysata shahaadada waxbarashada loogu diyaargaroobayo laamaha waxbarashada sare waxay codsan karaan in ay galaan jaamacadaha iyo machadyada.

En ung kvinne i rørleggeruniform og med skiftenøkkel i hånda står ved et rørsystem og skrur. Bildet illustrerer en elev som går yrkesfaglig utdanning. Foto
GettyImages
Elever sitter i et klasserom og har gruppearbeid. De har PC-er og skriveblokker. Bildet illustrerer elever som går studiespesialiserende studieretning. Foto
GettyImages

Xigasho: SSB

Waxbarasho sare

GettyImages

Bulshada uu ka jiro nidaam samafal oo casriga ah waxay u baahan tahay in dad badan shaqeeyaan, tignoolajiyo, wax soosaar iyo in wax cusub la allifo. Norway waxay sidaas darteed u baahan tahay in dadkeedu waxbarasho sare leeyihiin. Dawladda ayaana taas gacan ka geysata ayada oo tusaale ahaan dadka oo dhan loo fidinayo deeq waxbarasho oo isku mid ah.

Qiyaastii boqolkiiba soddon-iyo-shan ah dhammaan dadka waaweyn ee Norway ayaa qaatay waxbarasho sare. Dhallinyarada qaadanaysa waxbarashada sare ayaa ayaguna sii kordhaya, heerka waxbarashada ee Norway ayaana had iyo jeer sii kordhaya. Ardayda maanta qiyaastii boqolkiiba lixdan ayaa dumar ah, dumarkuna xoogaa ayay ragga ka waxbarasho sarreeyaan. Dadka Norway ku dhashay ee ay waalidkood ajnebiga ahaayeen ayaa waxbarashada sare uga badan dadweynaha intiisa kale.

Dhammaan dadka haysta aqoon lagu galo waxbarasho sare, way codsan karaan jaamacadaha iyo machadyada.

  • Jaamacadaha iyo machadyada dawladdu waa bilaash, laakiin ardaydu waa in ay buugaagta ayagu iibsadaan.
  • Samordna ayaa maammula qaadashada machadyada iyo jaamacadaha. Warbixinta wakhtiyada kama danbaysta ah ee codsiyada waxay ku qoran tahay bogga internetka.

Khasnadda amaahda waxbarashada

Sedler, norske penger. Illustrasjonsfoto.
GettyImages

In kasta oo jaamacadaha iyo machadyadu bilaash yihiin, haddana qofku inta uu wax baranayo wuxuu u baahan yahay lacag uu isaga bixiyo kharashaadka kale. Sidaas awgeed ayaa waxaa caadi ah in ardaydu amaah ka qaadato Khasnadda amaahda waxbarashada si ay isaga bixiyaan kirada guriga, cuntada iyo waxyaalaha kale ee lagama maarmaanka ah. Khasnadda amaahda waxbarashadu amaah iyo deeq ayay siisaa ardayda Norway joogta iyo ardayda norwiijiga ah ee dibedda wax ku barata. Sidaas ayayna dadka doonaya oo dhan fursad ugu helayaan in ay waxbarasho sare qaataan ayada oo aan ku xirnayn jinsi, da', xaalad bulsho iyo dhaqaalaha qoyska. Dadka waaweyn laftigoodu way codsan karaan deeq iyo/ama amaah waxbarasho marka ay dhiganayaan dugsiga hoose/dhexe iyo dugsiga sare.

Qofku marka uu waxbarashada dhammaysto ayuu amaahda soo celiyaa ayada oo bil walba qayb la bixinayo. Deeqda lama soo celiyo, laakiin waxaa inta badan la socda shardi ah in qofku waxbarashadi dhammaystay oo imtixaanki ku baasay.

Wada hadla

  • Dadka dhallinyarada ah dhammaantood waxay xaq u leeyihiin waxbarasho dugsi sare. Maxay tani nooga sheegaysaa bulshada iyo rajada shaqada?
  • Bulshada norwiijiga dad sii badanaya ayaa qaadanaya waxbarasho sare. Maxay taasi nooga sheegaysaa waxa laga filayo shaqaalaha iyo fursadaha shaqo ee Norway ka jira?
  • Khasnadda amaahda waxbarashada waxaa la aasaasay 1947. Waxaa la rabay in ay dadka oo dhan u suurageliso in ay waxbarasho sare qaadan karaan dabaqad kasta oo ay bulshada uga jiraan. Khasnadda amaahda waxbarashadu waa bangi, waana qayb muhiim ah oo ka mid ah samafalka waddanka. Sidee ayaad u aragtaa nidaamkaan?
AdobeStock
AdobeStock

Dooro jawaabta saxda ah

Waa maxay waxbarashada xirfadaha?

Dooro jawaabta saxda ah

Dugsiyo sare oo gaar loo leeyahay Norway ma ka jiraan?

Dooro jawaabta saxda ah

Dadka waaweyn ee Norway in intee dhan baa waxbarasho sare qaadatay?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Qofku waa inuu qayb ku soo aadaysaa baxshaa dugsiga sare ee dawladda.
Waxbarashada loogu diyaargaroobayo laamaha waxbarashada sare waa waxbarasho tiyooeri ah.
Dadka intooda badan waxay doortaan inay dugsi sare dhigtaan.
Tuaalayaal waxbarasho gacanta laga qabto waxaa ka mid ah nijaar, timajare, shaqaale caafimaad iyo makaanigga baabuurta.
Waxbarashada xirfaduhu waa waxbarasho tiyoori ah.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Qiyaas ahaan boqolkiiba 60 ardayda maanta waa dumar.
Dadka Norway ku dhashay ee ay waalidkood ajnebiga ahaayeen ayaa waxbarashada sare uga badan dadweynaha intiisa kale.
Amaahda waa in dib loo bixiyaa marka waxbarashada la dhamaysto.
Dadka waaweyn deeq iyo/ama amaah kuma codsan karaan waxbarashada dugsiga hoose/dhexe iyo midda dugsiga sare.
Khasnadda amaahda waxbarashada waxaa la aasaasay 1974.

Dooro sawirka saxda ah

Sawirkee tusaya waxbarasho tiyoori ah?

Sawirka riix

Da'dee ayay ardaydu xaq u leeyihiin boos dugsi sare?

choice-image