Norway ku cusub

  • Waa maxay sababta ay dadku ugu guuraan waddan kale? Maxaa laga yaabaa in ay ka filayaan nolosha waddanka cusub?
  • Maxaad ka ogayd Norway ka hor intaadan halkan imaannin? Xaggee ayaad warbixin ka heshay? Warbixintii aad heshay sax miyay ahayd?
  • Haddii aad is barbardhigto Norway iyo waddanka aad ka timid, waa maxay waxyaalaha ugu waaweyn ee ay isaga midka yihiin? Waa maxay waxyaalaha ugu waaweyn ee ay ku kala duwan yihiin?
  • Sidee ayaad u malaynaysaa in ay nolosha caadiga ah ee Norway tahay?
  • Dadka norwiijiga maxaad ka taqaan?

Weligeedba dadku waa guuri jirey oo meelo cusub iyo waddammo cusub waa degi jirey. Sababo kala duwan ayaana taas keei kara. Dadka qaar baa u guura sababo dhaqaale, kuwo shaqo ama jacayl, qaar kalena dagaal bay ka qaxaan. Qaar wax cusub bay jecel yihiin oo keliya waxay rabaan in ay meel cusub tagaan, ama jaamacad gaar ah ayay rabaan in ay wax ka bartaan.

Billowga 2024-ka waxaa Norway ku nool 5,5 milyan oo qof. In ka badan hal milyan oo ka mid ah ayaga ama waalidkood ayaa dibedda ku dhashay. Tiradaasi waa ku dhowaad boqolkiiba labaatan dadweynaha Norway. Ajnebiga Norway ku nool qiyaastii kala bar ayaa haysta dhalashada norwiijiga.

Dadkii Norway ku noolaa boqol sano ka hor aad ayay sabool u ahaayeen marka loo barbardhigo kuwa maanta. In kasta oo dadku sabool ahaayeen, haddana dadka Norway waxay ahaayeen kuwa dunida ugu nolosha dheer. Norway maanta waa waddan qani ah. Heerka nolosha ee dadka halkan ku noolna waa mid ka mid ah kuwa dunida ugu sarreeya. Dadka noloshoodu way kala duwan tahay, laakiin haddana meelo badan ayay isaga eg yihiin dadka halkan ku nool.

  • Dadka badankooda dhaqaalahoodu waa iska roon yahay. Guri bay leeyihiin ama waa kireystaan, dhar iyo cunto ku filan ayay haystaan, markaasay weli xoogaa lacag ahna haystaan.
  • Hay'adaha samafalka ayaa dadweynaha caawin iyo adeegyo siiya marka ay u baahdaan.

Xigasho: SSB

Tips til undervisningen

På youtube ligger det små filmer/bildeserier som viser norsk natur.

Bruk gjerne boka til Julien S. Bourrelle “The Social Guidebook to Norway” som en humoristisk inngang til nordmenns liv og væremåte.

Snakk sammen

Stikkord til refleksjonsoppgavene: krig, politikk, framtidsutsikter, utdanning, kjærlighet, familie, eventyrlyst, økonomi, klima

Man kan sammenlikne familieliv, arbeidsmarked, utdanningsmuligheter, geografi, historie, natur, klima, religion, politikk

Hva visste deltakerne før de kom? Hva vet de nå? Har noen synspunkter/oppfatninger/tanker endret seg?

Snakk om kunstverket

Kjerre, kvinner med skaut og to menn som skal utvandre til Amerika. Maleri.
Foto: O. Væring Eftf. AS «Utvandrere» malt av Gustav Wentzel (1900).

Tips til undervisninga

På YouTube ligg det små filmar/biletseriar som viser norsk natur.

Bruk gjerne Julien S. Bourrelle si bok "The Social Guidebook to Norway" som ein humoristisk introduksjon til livet og veremåten til nordmenn.

Snakk saman

Stikkord til refleksjonsoppgåvene: krig, politikk, framtidsutsikter, utdanning, kjærleik, familie, eventyrlyst, økonomi, klima

Ein kan samanlikne familieliv, arbeidsmarknad, utdanningsmoglegheiter, geografi, historie, natur, klima, religion, politikk

Kva visste deltakarane før dei kom? Kva veit dei no? Har dei endra synspunkt på eller meiningar/tankar om noko?

Snakk om kunstverket

Kjerre, kvinner med skaut og to menn som skal utvandre til Amerika. Maleri.
Foto: O. Væring Eftf. AS «Utvandrere» malt av Gustav Wentzel (1900).