Aqoonsiga qofka

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Her er det nødvendig å informere om at dette er et tema som det er mer og mer fokus på i våre dager. Temaet kan oppleves kontroversielt både hos enkelte nordmenn og mennesker i deltakergruppen. Undervisningen må derfor tilpasses deltakernes ståsted og med fokus på individets rett til å bestemme over eget liv, likeverd, toleranse og aksept.

Se filmen

Videoen viser femten klipp. De første fjorten klippene er portrettvideoer av personer som ser inn i kamera. Noen er menn, noen er kvinner. Noen ser maskuline ut, andre ser feminine ut. De har forskjellige hudfarger, hårfarger og klær. Én mann har leppestift og skjegg, en annen mann tar på seg maskara. En kvinne har et regnbueflagg tegnet på kinnet sitt. I det siste klippet ser vi ni ruter med mennesker som danser på fargerike bakgrunner. Videoen zoomer ut, og vi ser mange mennesker som danser i hver sin rute. Rutene danner et regnbueflagg.

Forslag til spørsmål

Hva tenker du på når du hører ordet «identitet»?
Er det lett eller vanskelig å beskrive sin egen identitet?

Tips til undervisninga

Her må ein informere om at dette er eit tema som det er meir og meir fokus på i våre dagar. Både ein del nordmenn og deltakargruppa kan oppleve temaet som kontroversielt. Undervisninga må difor tilpassast til deltakarane sin ståstad og setje fokus på likeverd, toleranse, aksept og individet sin rett til å bestemme over sitt eige liv.

Sjå filmen

Videoen er sett saman av 15 klipp. Dei første 14 klippa er portrettvideoar av personar som ser inn i kamera. Nokre er menn, nokre er kvinner. Nokre ser maskuline ut, andre ser feminine ut. Dei har ulike hudfargar, hårfargar og klede. Éin mann har leppestift og skjegg, ein annan tek på seg maskara. Éi kvinne har eit regnbogeflagg teikna på kjaken. I det siste klippet ser vi ni ruter med menneske som dansar mot fargerike bakgrunnar. Videoen zoomar ut, og vi ser mange menneske som dansar i kvar si rute. Rutene dannar eit regnbogeflagg.

Framlegg til spørsmål

Kva tenkjer du på når du høyrer ordet «identitet»?
Er det lett eller vanskeleg å skildre sin eigen identitet?

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Muntlige ferdigheter
Digitale ferdigheter

Tverrfaglige tema

Folkehelse og livsmestring

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om familieplanlegging, prevensjonsmidler og abort, forståelse og respekt knyttet til seksuell identitet og kjønnsuttrykk, samt grensesetting og lovverk knyttet til dette

Kjerneelement

Individ og fellesskap

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet
Video

Filinka daawo

Aqoonsiga qofka

Sida aan isu aragno ayaan ugu yeernaa aqoonsi. Aqoonsigu wuxuu ka abuurmaa astaamahayaga iyo shakhsiyaddannada gaarka ah. Arrimaha bulsho sida meesha aan deggannahay, dadka aan la dhaqanno iyo waxyaalaha aan xiisayno ayaa iyaguna aqoonsiga saameeya.

Aqoonsiga dookha galmada

Cidda qofku caashaqayo ama xag galmo ka helayo, waxay wax ka sheegaysaa aqoonsigayaga dookha galmada. Dadka qaar baa isku sheega inay ka helaan kuwo ka jinsi duwan ama kuwo ku jinsi ah, meesha qaar kale aysan aqoonsigooda dookha galmada ku sheegin mid joogto ah.

En mann sitter ved et bord og spiser frokost. Bak ham står en mann som gir ham en klem. Begge smiler. De er forelska i hverandre. Foto
En kvinne sitter ved et bord og spiser frokost. Ved siden av henne sitter en mann som gir henne en klem. Begge smiler. De er forelska i hverandre. Foto
GettyImages

Aqoonsiga xagga jinsiga

Jinsigu waa qayb aqoonsigeenna ka mid ah. Caadiyan qaab-dhismeedka jirka ayaaba jinsiga lagu gartaa marka uu qofku dhasho, oo waa wiil ama waa gabar. Kaalimaha jinsiyada ee muuqda ayaa arrintaan sii xoojiya. Maanta waxaa intii hore in ka badan la aqbalaa inaysan dadka oo dhan ku habboonayn labadaas jinsi ee loo kala baxo, oo dadka qaar baa isku sheega jinsi ka duwan kii ay ku dhasheen - ama waxay dhacaan kala barka labada jinsi ee loo bartay. Sida uu qofku u labbisto ama siyaalaha kale ee uu jinsigiisa u muujiyo ayaan ugu yeernaa muujinta jinsiga.

En kvinne smiler mot kamera. Hun har kort hår, skjorte og dressjakke på. Hun har en sløyfe i halsen. Hun er glad. Foto
En mann smiler mot kamera. Han har regnbuefarget øyeskygge og neglelakk. Han er glad. Foto
GettyImages

Wada hadla

  • Ka dooda xiriirka ka dhexeeya aqoonsiga iyo kala duwanaanta.
  • Waa maxay dhibaatada ka imaan karta in jinsiga labo laga dhigo? Ma jirtaa waxyaalo ay ku fiican tahay?
  • Maxaad ka waddaa oraahda muujinta jinsiga?
  • Dhibaatooyin sidee ah ayaad is leedahay wuu la kulmayaa qofka ka baxa sidii caadada ahayd ee lagu yaqaannay jinsiga iyo galmada?
  • «LHBTQI+» waxaa loo isticmaalaa dadka ka duwan sidii caadiga ahayd ee jinsiga iyo galmada. Baro waxa ay xarfuhu u taagan yihiin.
GettyImages

Jumladda dhammaystir

Aqoonsigu wuxuu ka abuurmaa astaamahayaga iyo ...

Jumladda dhammaystir

Cidda qofku caashaqayo oo xag galmo ka helayo, waxay wax ka sheegayaa ...

Jumladda dhammaystir

Sida uu qofku u labbisto ama siyaalaha kale ee uu jinsigiisa u muujiyo, ayaan ugu yeernaa ...

Dooro jawaabta saxda ah

Maxaa xoojin jirey in qaab-dhismeedka jirka lagu garto jinsiga la yahay?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Aqoonsigu wuxuu ka abuurmaa astaamahayaga iyo shakhsiyaddannada gaarka ah.
Dadka Norway ku nool oo dhan waxay isu arkaan inay ka helaan kuwa ka jinsi duwan.
Maanta waxaa intii hore in ka badan la aqbalaa in aysan dadku dhammaantood jinsigooda u arkin kii ay ku dhasheen.
Sida uu qofku u labbisto ama siyaalaha kale ee uu jinsigiisa u muujiyo ayaan ugu yeernaa muujinta jinsiga.
Kaalimaha jinsiyada wax saamayn ah kuma lahayn sida aan u aragno jinsiga.