Taariikh

  • Maxay muhiim u tahay in la yaqaanno taariikhda waddanka?
  • Ma taqaannaa taariikhda waddankaagi?
  • Sidee ayay taariikhda waddankaagi u saamaysay sida waddanku maanta yahay?
  • Sidee ayay kula tahay in taariikhda Norway u saamayso Norwayda maanta jirta?

Waxaan eegaynaa taariikhda Norway laga billaabo dadkii ugu horreeyay ee waddanka yimid kumannaan sano ka hor ilaa iyo maanta. Waxaan eegaynaa sida ay dhacdooyin taariikhi ah u saameeyeen siday Norway maanta tahay.

Norway waa dimoqoraaddiyad casri ah oo uu ka jiro nidaam samafal oo sare. Dhaqaalaha dadka Norway badankoodu wuu fiican yahay, waxbarashada dadkuna ilaa xad way sarraysaa. Ragga iyo dumarkuba way shaqeeyaan. Bulshada waxaa haga xeerar iyo heshiisyo badan oo dadweynaha siiya waxbarasho, caawin caafimaad iyo caawin dhaqaale markii ay u baahdaan. Tobaneeyadii sano ee u danbeeyay waxaa jirey horummar xagga tiknoolajiyada ah oo degdeg u socday. Kaas oo saamayn ku yeeshay bulshada norwiijiga ah. Wuxuu abuuray goobo shaqo oo badan, hawlihii shaqadana waa is-beddeleen, nolosha gaarka ah ee dadka badankiisa ayaa laftigeeduna is-beddeshay. Norway waa bulsho dhaqammo badan oo kala duwan leh.

Tips til undervisningen

Utforsk den interaktive tidslinjen sammen med deltakerne.

Snakk sammen

Stikkord til diskusjonen om hvorfor det er viktig å vite noe om historie: Sammenheng mellom tidligere historie og nåtid, identitetsskapende, utvikling over tid, enkelthendelser i historien som markeres i landet i dag (8. mai, 17. mai). Lokale oppsetninger av historiske hendelser, minnemarkeringer (22. juli)

Stikkord for dagens Norge: demokrati, flerpartisystem, monarki, protestantisk kristendom, Stortinget

Snakk om kunstverket

Vikinger i lite vikingskip med dragehode. Maleri.
Nasjonalmuseet/Jacques Lathion «Nordmennene lander på Island år 872» malt av Oscar A. Wergeland (1877).

Tips til undervisninga

Utforsk den interaktive tidslinja saman med deltakarane.

Snakk saman

Stikkord til diskusjonen om kvifor det er viktig å vite noko om historie: Samanheng mellom tidlegare historie og notida, identitetsskapande, utvikling over tid, einskildhendingar i historia som blir markerte i landet i dag (8. mai, 17. mai). Lokale spel som byggjer på historiske hendingar, minnemarkeringar (22. juli).

Stikkord for Noreg i dag: demokrati, fleirpartisystem, monarki, protestantisk kristendom, Stortinget

Snakk om kunstverket

Vikinger i lite vikingskip med dragehode. Maleri.
Nasjonalmuseet/Jacques Lathion «Nordmennene lander på Island år 872» malt av Oscar A. Wergeland (1877).