Caafimaadka maskaxiyanka ah

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Samtalen med John

Dette kan være et ømtålig tema og læreren må tilpasse samtalen til deltakergruppa.

Legen vil undersøke om Johns plager er psykosomatiske. Kan det tenkes at John har vondt i magen fordi hans psykiske helsetilstand ikke er god? John er kanskje ikke villig til å innrømme at han har et psykisk problem.
Sinn og kropp er en enhet. Hjelpeløshet, stress og depresjoner kan utløse fysiske helseproblemer.

Forholdet til psykisk helse er ulikt i ulike kulturer og kan også endre seg over tid. I noen kulturer og innenfor enkelte grupper er psykiske problemer tabubelagt. De siste årene har det å slite med psykiske problemer blitt mer akseptert i Norge. Hva tenker deltakerne?

Man kan få hjelp hos fastlegen, psykolog, psykiater eller annet fagpersonell. Det kan også være fint å snakke med familie og venner.

Snakk sammen

Se kommentarer over. Psykisk helse vil sannsynligvis påvirkes på en eller annen måte og i større eller mindre grad som følge av migrasjon. Dette kan man gjerne være åpen på og snakke om.

Alles liv vil gå opp og ned. Noen dager er bedre enn andre. Det er et skille mellom å være sliten og lei seg, trist eller ensom og det å ha en psykisk lidelse. Men selv om man ikke er syk og har en diagnose, kan det være nødvendig å snakke om situasjonen med noen, og å få hjelp til å bearbeide opplevelser og å gå videre med livet på en positiv måte.

Tips til undervisninga

Samtalen med John

Dette kan vere eit ømtolig tema, og læraren må tilpasse samtalen til deltakargruppa.

Legen vil undersøkje om John sine plager er psykosomatiske. Kan det tenkjast at John har vondt i magen fordi den psykiske helsa hans ikkje er god? John vil kanskje ikkje vedgå at han har eit psykisk problem.
Det er ikkje noko klårt skilje mellom kropp og sinn. Hjelpeløyse, stress og depresjon kan utløyse fysiske helseproblem.

Synet på psykisk helse varierer mellom ulike kulturar og kan endre seg over tid. I nokre kulturar og nokre grupper er psykiske problem tabu. Dei siste åra har det blitt meir akseptert i Noreg å slite med psykiske problem. Kva tenkjer deltakarane?

Ein kan få hjelp av fastlegen, ein psykolog eller psykiater, eller av andre fagfolk. Det kan òg vere fint å snakke med familie og vener.

Snakk saman

Sjå kommentarar over. Migrasjon vil sannsynlegvis påverke den psykiske helsa på eit eller anna vis og i større eller mindre grad. Det kan ein gjerne vere open om og snakke om.

Alle liv har opp- og nedturar. Somme dagar er betre enn andre. Det er eit skilje mellom å vere sliten og lei seg, trist eller einsam og det å ha ei psykisk liding. Men sjølv om ein ikkje er sjuk og har ein diagnose, kan ein ha bruk for å snakke med einkvan om situasjonen sin og få hjelp til å arbeide gjennom opplevingar og gå vidare i livet på ein positiv måte.

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Muntlige ferdigheter
Digitale ferdigheter

Tverrfaglige tema

Folkehelse og livsmestring

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

gi eksempler på hvordan fysisk og psykisk helse kan bli påvirket av livsstil og ulike hendelser, som for eksempel migrasjon

Kjerneelement

Individ og fellesskap

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet

Caafimaadka maskaxiyanka ah

John: Calooshu weli sidii ayay ii xanuunaysaa. Si fiicanna uma seexdo.
Dhakhtarka: Nooc walba oo baaritaan ah waan samaynay, calooshaadana wax ka khaldan kuma hayno.
John: Taas ma fahmi karo.
Dhakhtarka: Maya, laakiin see tahay sidaada kale? Niyadjabkii iyo cidladii weli ma dareemaysaa?
John: Maxaad ii weydiinaysaa? Dhibkeygu waa calooshee.

  • Waa maxay sababta uu dhakhtarku John u weydiiyay in uu niyadjab iyo cidlo dareemayo?
  • Muxuu John u yara carooday?
  • Ka dooda xiriirka ka dhexeeya caafimaadka maskaxiyanka ah iyo midka jirka.
  • Waddankaagii iyo Norway sidee ayaa loo arkaa dhibaatooyinka caafimaadka maskaxiyanka ah?
  • Yaa John caawin kara?

Dhawr toddobaad kaddib:
Dhakhtarka: Ahlan John! Waa ku faraxsanahay inaan mar kale is aragno. Maxaan kaa caawin karaa?
John: Waxaan ka fikiray hadalkeennii maalin dhoweyd. Waxay ila tahay inaan xoogaa caawin ah u baahnahay. Noloshii baa igu cuslaatay oo igu adkaatay. Marna farxad ma helo, had iyo jeerna waa daallanahay. Mararka qaarkoodna sababla'aan ayaan isaga xanaaqaa. Si fiican uma seexdo, waxaanan ku qarwaa waxyaalo igu dhacay intaan joogay waddankaygii hooyo.
Dhakhtarka: Waxay ila tahay inaan kuu gudbiyo dhakhtar cilminafsi.
John: Dhakhtar cilminafsi aa? Anigu madaxa waxba kama qabo.
Dhakhtarka: Maya, laakiin mararka qaar way fiican tahay in qofku dhibaatadiisa u sheegto qof aqoon u leh. Ogow in cilminafsiyaqaanka laftigiisa uu saaran yahay waajib xogqarin oo uusan dad kale u gudbin karin wixii aad u sheegto. Waxaad samayn kartaa inaad hal mar u tagto oo aad bal eegto inay taasi wax kuu tarto.
John: Haye, haye, kolley saan ka dari mayso. Waan isku dayi karaa.

  • Sideed u aragtaa soojeedinta dhakhtarka?
  • Sideed u aragtaa falcelinta John?

Dad badan ayaa noloshooda la kulma dhibaatooyin nafsiyan ah oo kala duwan. Sababo badan ayaa keeni kara inay qofka ku dhacaan xanuunno nafsiyan ah. Waxaa keeni kara xaalado adag oo nolosha lagala kulmo, dhibaato qoys ama xaalad shaqo oo adag. Mararka qaar waxay dhibaatooyinka nafsiyanku qofka ku imaan karaan kaddib marka uu la kulmo dhibaato culus, geeri, shilal ama dagaal. Dadka qaar baa dhaxal ahaan ugu nugul in ay ku dhacaan xanuunno nafsiyan ah, istareeska ayaana ka mid ah waxyaalaha soo dedejiya.

Markaan ku jirno xaalad adag, waxaan u baahan karnaa cid aan xaaladdaas kala hadalno. Mararka qaar waxaa ku filan in lala hadlo qoyska ama saaxiibbada. Meesha mararka kale aan u baahannahay inaan caawin ka helno dad xirfadlayaal ah. Cilminafsiyaqaan ama dad kale oo aqoon u leh ayaa inta badan naga caawin kara sidii aan dhibaatada xal ugu heli lahayn. Dhakhtarka joogtada ah ayaa haddaan u baahannahay noo gudbin kara cilminafsiyaqaan.

Waxaa is beddelay sida loo arko caafimaadka nafsadda. Maanta dadweynaha Norway intooda badan fikrad fahan iyo furfurnaan xambaarsan ayay ka qabaan cudurrada nafsiyanka ah. Dadka badankoodu waxay qabaan dadka nafsiyanka u xanuunsan in ay laamaha caafimaadka ka helaan caawin iyo daaweyn la mid ah midda xanuunnada jirka. Waxaa kale oo la aamminsan yahay in laga raysan karo xanuunnada nafsiyanka ah.

En mann i 60-årene sitter på en stol og snakker med en psykolog. Foto
Fem personer sitter i en sirkel. En mann har hånden støttende på skulderen til en kvinne som forteller om problemene hun har. Foto
GettyImages

Wada hadla

  • Ka wada hadla sidii caafimaadka nafsiyanka ah bulshooyinka kala duwan u arkayeen wakhtiyada kala duwan.
  • Maxaan innagu qaban karnaa si aan u helno caafimaad nafsiyan ah oo wanaagsan?
GettyImages
GettyImages

Dooro jawaabta saxda ah

Dadka Norway badankoodu sidee ayay u arkaan cudurrada nafsiyanka ah?

Dooro jawaabta saxda ah

Yay ku dhacaan dhibaatooyin nafsiyan ah?

Dooro jawaabta saxda ah

Muxuu dhakhtarka joogtada ah qaban karaa haddii aad u baahan tahay qof aad la sheekaysato?

Dooro jawaabta saxda ah

Caafimaadka nafsiyanka ah oo liita sidee ayuu noo saamayn karaa?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Dad badan baa noloshooda la kulma dhibaatooyin nafsiyan ah oo kala duwan.
Dadka dhaxal ahaanta ugu nugul oo keliya ayaa la kulmi kara dhibaatooyin nafsiyan ah.
Istareeska ayaa ka mid ah waxyaalaha soo dedejiya dhibaatooyinka nafsiyanka ah.
Dhakhtarka joogtada ah ayaa dadka u gudbin kara cilminafsiyaqaan.
Dadka badankoodu waxay aamminsan yihiin in laga raysan karo xanuunnada nafsiyanka ah.