Dugsi hoose/dhexe

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Sammenlikn gjerne de ulike punktene med forholdene i deltakernes hjemland.

Snakk sammen

En ulikhet mellom norsk skole og den skolen mange deltakere kjenner til fra hjemlandet sitt, kan være det at elevene er forventet å argumentere for egne synspunkter i norsk skole. Læreren sitter ikke alltis på fasiten. En annen ting kan være at elevene flyttes opp til neste klassetrinn etter et skoleår uavhengig av innsats. Elevene får heller ikke karakterer i barneskolen.

Bruk gjerne tid på formålsparagrafen. Hva innebærer det at undervisningen bygger på kristne og humanistiske prinsipper? Hvilke prinsipper er dette? Er disse prinsippene problematiske for elever og foreldre med andre religioner og/eller kulturer? Snakk også gjerne sammen om betydningen av begrepene åndsfrihet, nestekjærlighet, tilgivelse, likeverd og solidaritet. Er dette universelle verdier?

Tips til undervisninga

Samanlikn gjerne dei ulike punkta med tilhøva i deltakarane sine heimland.

Snakk saman

Ein ting ved den norske skulen som gjerne er ulikt den skulen mange deltakarar kjenner frå heimlandet sitt, er at det er venta at elevane i den norske skulen skal argumentere for sine eigne synspunkt. Læraren sit ikkje alltid på fasiten. Ein annan ting kan vere at elevane blir flytte opp til neste klassetrinn etter eit skuleår uansett korleis dei har gjort det. Elevane får heller ikkje karakterar i barneskulen.

Bruk gjerne tid på føremålsparagrafen. Kva inneber det at undervisninga byggjer på kristne og humanistiske prinsipp? Kva er desse prinsippa? Er desse prinsippa problematiske for elevar og foreldre med tilknyting til andre religionar og/eller kulturar? Snakk òg gjerne saman om kva omgrepa åndsfridom, nestekjærleik, tilgjeving, likeverd og solidaritet tyder. Er dette universelle verdiar?

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Muntlige ferdigheter
Digitale ferdigheter

Tverrfaglige tema

Folkehelse og livsmestring

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om sentrale verdier som det norske skole- og utdanningssystemet bygger på, og hva som forventes av foreldre i samarbeidet mellom skole og hjem
gi eksempler på barn, unge og voksnes rettigheter, plikter og muligheter i det norske utdanningssystemet, og hvordan utdanning kan finansieres

Kjerneelement

Demokratiforståelse og deltakelse
Individ og fellesskap

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet

Dugsi hoose/dhexe

Klasserom sett ovenfra med elever ved hver sin pult. Foto.
AdobeStock

Xaqiiqda dugsiga hoose/dhexe ee Norway:

  • Carruurta Norway oo dhan waxay xaq u leeyihiin 13 sano oo waxbarasho ah. Dugsiga hoose/dhexe waa 10 sano.
  • Dugsiga hoose/dhexe waa khasab waana bilaash.
  • Carruurtu waxay iskoolka billaabaan bisha ogoosto ee sanadka ay lixda sano buuxiyaan.
  • Dugsiga hoose/dhexe wuxuu u kala qaybsan yahay dugsiga hoose (fasalka 1-aad ilaa fasalka 7-aad) dugsiga dhexe (fasallada 8-aad ilaa 10-aad).
  • Ardayda dhigata dugsiga hoose waxaa la siiyaa qiimayn afka ama qoraal ah, ee lama siiyo dhibco.
  • Ardayda dhigata dugsiga dhexe dhibco ayaa la siiyaa. Dhibcuhu waa inta u dhexaysa 1–6, halkaas oo 6 tahay dhibicda ugu sarraysa.
  • Dugsiga dhexe waxaa kale oo ardayda dhibco lagu siiyaa hagaagsanaanta iyo asluubta. Saddexda dhibcood ee lagu siiyana waa: fiican, iska roon, aan fiicnayn.
  • Dhammaan carruurta dhigata dugsiga hoose/dhexe si otomaatig ah ayay fasalka xiga ugu baasaan marka laga soo laabto fasaxa xagaaga. Ma jiro ilmo laba sano isku hal fasal dhigta.
  • Ardaydu yunifoom ma xirtaan.
  • Ciqaabta jirka ah waa ka mamnuuc Norway guriga iyo iskoolka labadaba.
  • Qaybo waxbarashada ka mid ah ayaa ka dhaca meelo ka baxsan dhismaha iskoolka. Sida safarro, iskool kale oo lagu soo dhoxo, dabbaal-barashada iyo booqashada matxafyada.
  • Carruuraha Norway intooda badan waxay dhigtaan iskoollada dawladda, in ka yar boqolkiiba shan ayaa dhigta iskoollo hoose/dhexe oo gaar loo leeyahay. Markaas oo ay waalidku bixiyaan qayb lacagta iskoolka ah.
  • Maaddooyinka dugsiga hoose/dhexe waa xisaab, af-norwiiji, af-ingiriis, luuqad qalaad, saynis, cilmiga bulshada, jirdhiska, KRLE, fanka iyo farshaxanka, muusigga, cuntada iyo caafimaadka iyo maaddo la doorto.
AdobeStock

Dugsiyada hoose/dhexe ee waddanka oo dhan isku si ayaa loo maammulaa oo ardayda oo dhan hal manhaj ayay raacaan. Siyaasiyiinta Stortinget ayaa go'aamiya manhajka. Ardayduna sidaas ayay ku helaan waxbarasho isku mid ah degmo kasta oo ay waddanka ku nool yihiin.

Sida xannaanada carruurta oo kale ayaa hadafka guud ee iskoolka norwiijiga loo baahan yahay in uu ku dhisnaato caadooyinka aasaasiga ah ee masiixiga iyo aragti nololeed oo aan diin ku salaysnayn - sida ixtiraamidda qiimaha aadanaha iyo bey'adda - xorriyadda fikirka, in dadka daryeel loo muujiyo, cafis, sinnaan iyo midnimo.

Norway ardaydu in badan ayay koox-koox u wada shaqeeyaan marka ay iskoolka joogaan, waxaana marar badan loo dhiibaa mashruuc ay wada qabtaan. Sidaas ayayna carruurtu ku bartaan la shaqaynta dadka kale iyo in la is tixgeliyo.

Dhammaan carruurta dhigata dugsiyada hoose/dhexe xaq isku mid ah ayay u leeyihiin in wax la baro. Ardayda u baahan caawin dheeraad ah, waa helayaan. Ardayda laguma kala sooco meesha ay deggan yihiin, qoyska ay ka soo jeedaan ama jinsigooda awgood. Iskoollo khaas oo aan badnayn ayaa Norway ku yaalla. Carruurta badankoodu waxay caawinta ay u baahan yihiin ka helaan iskool u dhow.

Wada hadla

  • Sidee ayuu nidaamka iskoollada Norway uga duwan yahay/ula mid yahay nidaamka iskoollada ee aad horey u taqaannay?
  • Sidee ayaad u aragtaa waxyaalaha uu ku dhisan yahay hadafka guud ee iskoolka?
  • Ka dooda dhibcaha iskoolka.
  • Ka dooda isticmaalka yunifoomka ee iskoolka.
Seks barn sitter i klasserom bak skrivebord. Alle rekker ei hånd opp i lufta. Foto.
Tre gutter sitter bak hvert sitt skrivebord i et klasserom. De har på seg skoleuniform. En av dem smiler mot kamera. Foto.
AdobeStock

Dooro jawaabta saxda ah

Goorma ayay carruurtu iskoolka billaabaan?

Dooro jawaabta saxda ah

Norway boqolkiiba carruuraha intee ayaa dhigata iskool gaar loo leeyahay?

Dooro jawaabta saxda ah

Dugsiga dhexe ardayda waxaa dhibco lagu siiyaa hagaagsanaanta iyo asluubta. Dhibco noocee ah ayay heli karaan?

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Dugsiga hoose/dhexe waa khasab waana bilaash.
Dugsiga hoose dhexe waxaa la dhigtaa 13 sano.
Dugsiga hoose waa laga billaabo fasalka 1-aad ilaa fasalka 6-aad.
Ardayda dhigata dugsiga dhexe dhibco ayaa la siiyaa. Dhibcuhu waa inta u dhexaysa 1–6, halkaas oo 6 tahay dhibicda ugu sarraysa.
Ciqaabta jirka ah waa ka mamnuuc Norway guriga iyo iskoolka labadaba.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Carruurtu waxbarasho isku mid ah ayay helaan degmo kasta oo ay waddanka ku nool yihiin ba.
Iskoollada Norway waa dhif in ardaydu koox ahaan u wada shaqayso, mashruucyana kama shaqeeyaan.
Dhammaan carruurta dhigata dugsiyada hoose/dhexe ee norwiijiga xaq siman ayay waxbarashada u leeyihiin.
Siyaasiyiinta Stortinget ayaa go'aamiya manhajka.
Dugsiga hoose/dhexe ardayda laguma kala soocayo meesha ay deggan yihiin, qoyska ay ka soo jeedaan ama jinsigooda.