Wadashaqaynta guriga–iskoolka

Lærerinnhold

Tips til undervisningen

Brev fra læreren

Kanskje noen deltakere kjenner seg igjen i bestemorens bekymringer? Det er nok flere som har den erfaringen at skolen kun tar kontakt med hjemmet dersom noe er galt. Vi ser i samtalen at både moren og datteren har en annen oppfatning og er vant til at det er samarbeid mellom skole og hjem gjennom hele skolegangen.

Snakk sammen

Det kan være viktig å bruke tid på å snakke om at skolen skal være et godt sted å være for alle. Hvem er alle? Vi tenker at dette innbefatter både små og store, elever med ulike forutsetninger, familieforhold, osv. Det sier noe om undervisningssituasjonen, men også om friminuttene og om skoleveien. Elevene skal læres opp til å bli empatiske mennesker som viser respekt og empati for andre, både medelever og lærere. Lærerne skal omgås elevene med samme respekt og empati.

Last ned dokumentet med rettigheter og plikter i skolen. Diskuter foreldrenes, elevenes og skolens rettigheter og plikter. Oversett gjerne teksten til deltakernes språk.

Elevene skal læres opp til å bli ansvarlige medborgere i et demokrati. Helt fra de er små får de være med på å ta beslutnnger som omfatter skolehverdagen sin, for eksempel gjennom elevrådsarbeid, å være med i ulike grupper som gjennomfører ulike arrangementer, osv.

Elevene jobber mye i grupper helt fra de tidlige klassetrinnene. På denne måten lærer de at alle må bidra i gruppen og at gruppen har et felles ansvar for resultatet. Det er ikke veldig populært å være en som lener seg tilbake og lar de andre i gruppen gjøre hele jobben. Dette kan også ses på som et ledd i opplæringen til å være medborger i et demokrati, en beboer eller forelder som tar del i dugnader,osv.

Utfordringer i hjem–skolesamarbeidet:

Kan dette gjelde noen i deltakergruppen din? Hvis det er tilfelle, bør det brukes tid på dette. Snakk om hvorfor det kan bli utfordringer og problemer. Er deltakerne bekymret for noe? Er det noe de misforstår?

Tips til undervisninga

Brev frå læraren

Kanskje nokre av kursdeltakarane kjenner seg att i uroa til bestemora? Det er nok fleire som har den erfaringa at skulen berre tek kontakt med heimen dersom det er noko gale. Vi ser i samtalen at både mora og dottera har ei anna oppfatning og er vane med at skulen og heimen samarbeider gjennom heile skulegangen.

Snakk saman

Det kan vere viktig å bruke tid på å snakke om at skulen skal vere ein god stad å vere for alle. Kven er alle? Vi tenkjer at dette dekkjer både store og små, elevar med ulike føresetnader og familiesituasjonar, osv. Det seier noko om undervisningssituasjonen, men òg om friminutta og skulevegen. Elevane skal lærast opp til å bli empatiske menneske som syner respekt for og empati med andre, både medelevar og lærarar. Lærarane skal omgåast elevane med same respekt og empati.

Last ned dokumentet med rettar og plikter i skulen. Diskuter rettane og pliktene til foreldra, elevane og skulen. Omset gjerne teksten til språka/språket til deltakarane.

Elevane skal lærast opp til å bli ansvarlege medborgarar i eit demokrati. Heilt frå dei er små får dei vere med på å ta avgjerder om skulekvardagen sin, til dømes gjennom elevrådsarbeid, ved å vere med i grupper som organiserer ulike arrangement, osv.

Elevane jobbar mykje i grupper heilt frå dei tidlege klassetrinna. På denne måten lærer dei at alle må bidra i gruppa, og at gruppa har eit felles ansvar for resultatet. Det er ikkje spesielt populært å vere ein som lenar seg tilbake og let dei andre i gruppa gjere heile jobben. Dette kan ein òg sjå som eit ledd i opplæringa av barna til å bli medborgarar i eit demokrati, ein bebuar eller forelder som er med på dugnadar, osv.

Utfordringar i samarbeidet mellom heimen og skulen:

Kan dette gjelde medlemar av deltakargruppa di? Dersom det er tilfelle, bør de bruke tid på dette. Snakk om kvifor utfordringar og problem kan oppstå. Uroar deltakarane seg for noko? Er det noko dei misforstår?

Læreplan

Grunnleggende ferdigheter

Muntlige ferdigheter
Digitale ferdigheter

Tverrfaglige tema

Folkehelse og livsmestring

Læreplan i samfunnskunnskap for voksne innvandrere etter integreringsloven

samtale om sentrale verdier som det norske skole- og utdanningssystemet bygger på, og hva som forventes av foreldre i samarbeidet mellom skole og hjem

Kjerneelement

Individ og fellesskap
Demokratiforståelse og deltakelse

Læringsaktivitet

Muntlig aktivitet

Wadashaqaynta guriga–iskoolka

Et skrivebord sett ovenfra med notatblokk, blyant og hender som skriver på laptop. Foto.
AdobeStock

Gabadha: Warqaddaan macallinkayga ayay ka timid. Wadahadalka waxbarashada ayaa lagaa rabaa in aad toddobaadka danbe timaaddo.

Ayeeyo: Waa maxay sababta uu macallinku warqadda u soo qoray? Maxaad samaysay?

Gabadha: Waxba, waa wadahadal caadi ah oo macallinka lala yeelanayo. Ardayda fasalka oo dhan warqad baa loo dhiibay.

Ayeeyo: Ma hubtaa in aadan wax khalad ah samaynin? Waagii aan iskoolka dhigan jirey, waalidku waxay macallinka la hadli jireen marka ay carruurtu edebdarro sameeyaan oo keliya.

Hooyo: Hadda saas ma aha ee ogow. Aniga ayaaba doonaya in aan macallinka la hadlo oo waydiiyo sida xaalku yahay. Su'aalo shaqada guriga ku saabsanna in aan weydiiyo ayaan rabaa.

Mor sitter på en stol, datteren står ved siden av. De snakker med kvinnelig lærer som sitter bak en pult. Foto.
AdobeStock

Waalidku ayaga ayay saaran tahay mas'uuliyadda koowaad ee carruurtooda. Laakiin carruurta iyo dhallinyarada ayay u fiican tahay in ay waalidku xannaanada carruurta iyo iskoolka kala shaqeeyaan barbaarinta iyo waxbarashada.

Waalidka iyo iskoolka oo ilmaha kaashanaya ayaa loo baahan yahay in ay hubiyaan in ilmuhu helo waxbarashada uu u baahan yahay. Ugu yaraan laba jeer sanadkiiba ayaa loo baahan yahay in ay ardayga, waalidka iyo macallinku ka wada hadlaan waxbarashada ardayga iyo sida ay xaaladda ardaygu tahay marka uu iskoolka joogo.

Waxaa muhiim ah in ay waalidku akhriyaan oo u kuurgalaan warbixinta qoraalka ah ee iskoolku soo diro oo dhan. Waalidku haddii ay wax su'aal ah qabaan waxay la xiriiri karaan macallinka ama dadka kale ee iskoolka jooga.

Wada hadla

  • Maxaa loola jeedaa in iskoolku ahaado meel dadka oo dhan u fiican?
  • Maxaa loola jeedaa ka-qaybqaadashada go'aammada iyo wadaagga mas'uuliyadda?

Mararka qaar ayaysan wadashaqayntu u dhicin sidii aan rabnay. Waalidka iyo iskoolka ayaa ku kala duwanaan kara waxa saxda ah iyo waxa muhiimka ah. Dhibaato kale ayaa ahaan karta in ay kala duwan yihiin waxa iskoolka iyo waalidku uu midba kan kale ka filayo. Qaar macallimiinta ka mid ah ayaa xaaladahaan ka sheekayn kara:

  • Waalidku ma yimaadaan kulanka waalidka ama wadahadalka waxbarashada.
  • Waalidku dalkii hooyo ayay carruurta u kexeeyaan fasaxa xagaaga. Mana soo laabtaan marka iskoolka la furo bisha ogoosto. Dhawr toddobaad ama bilood kaddib ayay carruurtu iskoolka yimaadaan.
  • Carruur Norway ku dhashay ayay aqoontooda afka norwiijigu hoosaysaa marka ay iskoolka billaabayaan.
  • Waalidku ma doonayaan in ay carruurtu ka qaybqaataan waxbarashada ka dhacda meelaha iskoolka ka baxsan, sida iskoolka lagu soo dhaxo oo kale.
  • Arday ayaan loo oggolayn in ay ka qaybqaataan jirdhiska- ama barashada dabbaasha.
  • Waa maxay sababta ay qaar waalidka ka mid ah go'aammadaas u qaataan?
  • Cawaaqib sidee ah ayaa carruurta uga imaan kara?
  • Ka wada hadla xalalka loo heli karo dhibaatooyinkaan.
Tenåringsjente sammen med andre ungdommer. Smiler. Foto
GettyImages

Dooro jawaabta saxda ah

Marar intee dhan ayay macallinka, ardayga iyo waalidku ka wada hadlaan xaaladda ardayga ee iskoolka iyo horummarka waxbarashada ee ardayga?

Dooro jawaabaha saxda ah

Wadahadalka macallinka maxaa looga hadlaa?

Dooro jawaabta saxda ah

Mararka qaarkood wadashaqayntu ma noqoto sidaan rabnay. Maxaa keeni kara dhibaatada? Dhawr jawaabood ayaa sax ah.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Waxaa muhiim ah in ay waalidku akhriyaan oo u kuurgalaan warbixinta qoraalka ah ee iskoolku soo diro oo dhan.
Warbixinta iskoolka waxaa la soo dhigaa facebuugga.
Waalidku macallinka ama dadka kale ee iskoolka jooga ayay la xiriiri karaan haddii ay su'aal qabaan.
Waalidka iyo iskoolku had iyo jeer waa isku raacsan yihiin waxa saxda iyo muhiimka ah.
Waalidku ayaga ayay saaran tahay mas'uuliyadda guud ee ilmahooda.

Dooro sax ama khalad

Akhri doodaha. Maxaa sax ah? Maxaa khalad ah?

Iskoolku waalidka ayuu la qaybsadaa mas'uuliyadda waxbarashada ilmaha.
Ilmaha laftigooda ayaa laga rabaa inay hubiyaan waxa ay u baahan yihiin inay bartaan.
Wax dhib ah ma laha haddii aan lala socon warbixinta qoraalka ah ee iskoolka.
Macallimiinta qaar ayaa sheegay inay dhib tahay inaan ardayda loo oggolayn ka qaybqaadashada jimicsiga- iyo dabbaasha.